Garaad Mohamed Deeq

Garaad Mohamed Deeq Wiixii Xog Ah Nagala Soo Xiidhiidh Whtsabka +306944072887 👀👀

SOMALILAND INAY SIIDAN TAHAY MA MOODAA MISE ANIGA MOODAY HORTA
29/07/2025

SOMALILAND INAY SIIDAN TAHAY MA MOODAA MISE ANIGA MOODAY HORTA

29/07/2025

Waar Meeshii Somaliand Waxay Ina Dhahan 34Sanno Ayanu Jirnaba Hadda Waxay uu Dhawoodahay In Lagu Kala Yacaayo Bal Aan Indhaha Ku Hayno Cajiib 👀😅

Ma Runba oo Caawa inaantaasi Hargaysa Waa Joogta Miyaa
28/07/2025

Ma Runba oo Caawa inaantaasi Hargaysa Waa Joogta Miyaa

28/07/2025

Beeshii Dhulbahate iyo Warsangali Waa Isku Juq

27/07/2025

Hortaa Waxa Jiraa Dad Badan oo Ilkaacasoow ii Soo Qoraa Maxay Kawadan Ila Inaan Ilko Lahay Waa Arkaane Soomaalidu Dhib Badana

27/07/2025

Ilaahay Amarkii Tiktokii Waxa uu Isu Bedelay Meel Laga Dawarsado Maalintii 10 Qof Ayaa ii imanaya oo Rabaa in Lacag Loo Ururiyo Cajiib Macal Anigii Ayaba is idhii Cumaamad Dhigo Malaha Meesha Waa Laga Dhergaya

27/07/2025
27/07/2025

Qaar Ka mid ah waayeelka,waxgaradka iyo dhalinyarada beesha maxamuud xaamud ayaa jawaab kulul Ka bixiyay hadal Ka soo yeedhay xildhibaan maxamed cabdi xasan(saxare) oo ah xubin gole deegan Kana hadlay arimo khuseeya gogosha nabadeed ee magaalada ceerigaabo.

26/07/2025

Waar Hortaa Reer Khaatumoow Maxaa Intaa Maaxbiista Ah ee iidin Xidhan Ergo Shirka Nagu Mataasha Uga Dhigii Waydeen?

Meesha Calankii Dawladda Puntland Ayaan Ku Arkaa Anigu Awoowyaal Ina Xaga Qabanaysan Waan Sii Ogaa
26/07/2025

Meesha Calankii Dawladda Puntland Ayaan Ku Arkaa Anigu Awoowyaal Ina Xaga Qabanaysan Waan Sii Ogaa

26/07/2025

Caawa Tolkay Hbr Jeclo Ayaan Salamaya Gaar Ahan Gobtii Maxamed Abokor Wallee Waa Dad Fiican Markay Doonan 🤝🤝

26/07/2025

:Siidaa Siyaasi Cali Daacuun Sheegay Gaajo Baan Ayaa Soo Wajahaday Degmadda Laascooaad Iyo Dadkii Halkaa Shirku Uga Socoday Dawladda Somaliland Waxaan Ka Codsanaya In Dadka Wax Lala Gaadho

Adresse

55129
Nantes
55129

Téléphone

+905540281506

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Garaad Mohamed Deeq publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager