Amin Derow

Amin Derow Know nothing but still learning.😎

Asc, dhalinyaro fiid wanaagsan.
02/06/2026

Asc, dhalinyaro fiid wanaagsan.

Degmada Wardheer waxaa si xooggan loogu soo dhaweeyay Musharrax xildhibaan Ayaanle Cabdi Cabdulahi, oo ka sharraxan xisb...
22/05/2026

Degmada Wardheer waxaa si xooggan loogu soo dhaweeyay Musharrax xildhibaan Ayaanle Cabdi Cabdulahi, oo ka sharraxan xisbiga SFP. Musharraxan ayaa qaybaha bulshada kula hadlay fagaaraha Magaalada. Wuxuu sheegay in uu si dhab matali doono baahiyaha ka jira bulshada Degmada Wardheer, hadii ay codka siiyaan.

19/05/2026

Saaka inaad salaada subax u toosto ilaahay maku waafajiyay?

Fursadan aad caafimaadkaag wax kaga badali karto caado wanaagsana aad ku sameysan karrto Waxaan oogu talagalay 10-qof oo...
14/05/2026

Fursadan aad caafimaadkaag wax kaga badali karto caado wanaagsana aad ku sameysan karrto Waxaan oogu talagalay 10-qof oo kaliya
5 rag ah iyo 5 dumar ah ka faa'lideyso.

"We never lose friends, we simply learn who the real ones are."— Unknown
11/05/2026

"We never lose friends, we simply learn who the real ones are."
— Unknown

Adresse

Rue Piat
Paris
75020

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Amin Derow publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager