Uurmadag Media

Uurmadag Media Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Uurmadag Media, Agence de médias sociaux, Paris.

Khudbadii 15 cod ka badan goyn wayday. Warreegii horaa lagu siibtay.🏃
30/08/2025

Khudbadii 15 cod ka badan goyn wayday. Warreegii horaa lagu siibtay.🏃

Musharrax Cabdirashid macalin Faarax, wuxuu helay kaliya 4 cod.
30/08/2025

Musharrax Cabdirashid macalin Faarax, wuxuu helay kaliya 4 cod.

30/08/2025

Waxaa nasiib daro aad uwayn ah in santarada kofurta galadi ay wali kataganthy cabashadii ay ka qaben mamulka galadi ayadoo la islahaa inay mamulka cusub wax kaqabanayan lkn aad modid in ay barbarka karaceen kuwii kahoreyay oo ay iska indho tireen cabashayinka kaso garaya kofurta galadi waxan leyahay mamulka hanoqonina kuwo lagu lugo ay dorashadoda ee noqda kuwa dadka ka dhaxeya
Xafiiska Maamulka Degmada Gallaadi

Xog aan shalay helay ayaa tibaaxaysay in Askarigan Maleeshiyada ah la xidhay, hadii ay jirto waa in hoggaaminta Ciidanka...
20/08/2025

Xog aan shalay helay ayaa tibaaxaysay in Askarigan Maleeshiyada ah la xidhay, hadii ay jirto waa in hoggaaminta Ciidanka Maleeshiyadu caddeeyan. Askarigu wuu qaldami kari, waa se in marka qalad dhaco layska beri yeello. Sharcigga waa in la horgeeyo xubnaha falalka noocana geysta. Xubinka falka geysanaya waa Askari maleeshiyo garaacaya qof kamid ah xubnihi ONLF.

 : Horumar ayay ujihaysatay.Xaafadda Waabari ee degmada Caabudwaaq ayaa laga  furay xarun ganacsi oo casri ah oo lagu ma...
11/07/2025

: Horumar ayay ujihaysatay.

Xaafadda Waabari ee degmada Caabudwaaq ayaa laga furay xarun ganacsi oo casri ah oo lagu magacaabo Nomad Cafe and Restaurant, taasoo uu hirgeliyay ganacsade Cabdinuur Aadan Xirsi.

Nomad Café and Restaurant oo si casri ah loo naqshadeeyay ayaa ka tarjumaaya horumar muuqda ee ganacsade Cabdinuur aadan...
11/07/2025

Nomad Café and Restaurant oo si casri ah loo naqshadeeyay ayaa ka tarjumaaya horumar muuqda ee ganacsade Cabdinuur aadan Xirsi (Nomad) uu ka Hirgaliyey degmada. Nomad Café and Restaurant ayaa noqoneysa goob wax ku ool ah oo laga heli karo adeegyo tayo leh,

𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄 Dheh.

Gudoomiye kuxigenka degmada Galaadi mudane siciid Cabdiqadir ayaa kulan layeshay shacabka ku nool qabalaha Qorof ee dagm...
11/07/2025

Gudoomiye kuxigenka degmada Galaadi mudane siciid Cabdiqadir ayaa kulan layeshay shacabka ku nool qabalaha Qorof ee dagmada galaadi
Waxana kulankan kasooqeybgalay odayaasha waxgaradka ku nool magaalada Qorof iyo gudomiye qabaleyada gaxandhale iyo furintafoore

kulan-kaas oo ku saabsanaa wacyigalin dhanka nabadgalyada iyo xasiloonida shacabka ah waxaana halkaas si wanaagasan lays kula qaatay in markasta laga wada shaqeeyo nabadgalyda iyo is dhaxgalka bulashada walaalaha ah ee kuwada nool aagaas.

Hoggaan ku-xigeenka Xafiiska Nabadgalyada DDS, Mudane Idiris Jibriil, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska DDS, Sarreeye G...
07/07/2025

Hoggaan ku-xigeenka Xafiiska Nabadgalyada DDS, Mudane Idiris Jibriil, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska DDS, Sarreeye Guud Cabdi Cali Siyaad, Guddoomiyaha Gobolka Doolo, Mudane Cabdullaahi Deeq, saraakiil kasocdey ciidanka militariga dalka iyo hoganka nabadgalyada degmada Gallaadi ayaa socdaal wacyigelin nabadgalyo ah ku tagay Deegaanada xuduudda ah ee Daacdheer iyo Kaxandhaale ee Degmada Galaadi

Ujeedada kulamadan ayaa ahayd in shacabka iyo ciidamada ku sugan goobahaasi lagu baraarujiyo muhiimadda ilaalinta nabadda, iskaashiga laamaha amniga iyo is xasuusinta doorka ay bulshadu ku leedahay sugidda amniga iyo xasilloonida deegaanka.

Waxayna Mas’uuliyiintu kulammo wacyigelin ah la yeesheen shacabka iyo ciidamada Daacdheer iyo Kaxandhaale, oo ay u soo jeediyeen
in si buuxda looga qaybqaato sugidda nabadgelyada, lagana fogaado ku lug yeelashada falalka keeni kara amni darada, isla markaana la xoojiyo wada shaqeynta shacabka iyo hay’adaha amniga.

Shacabka deegaamada ku nool ayaa soo dhaweeyay fariimaha nabadeed ee ay la wadaageen mas’uuliyiintu,waxayna caddeeyeen inay taageerayaan dadaallada lagu xoojinayo nabadgalyada. Sidoo kale, waxay ballanqaadeen inay la shaqayn doonaan hay’adaha amniga si loo ilaaliyo amniga iyo xasilloonida deegaanka.

80 sano jir xilka hayay 40 sano ayaa markale isku soo sharaxay jagada Madaxweynaha Uganda. Waa Yuweri Museveni
07/07/2025

80 sano jir xilka hayay 40 sano ayaa markale isku soo sharaxay jagada Madaxweynaha Uganda. Waa Yuweri Museveni

Booliiska Magaalada Qabribayax oo kaashanaya Hay'addaha amniga iyo shacabka magaalada ayaa gacanta ku dhigay Maandooriya...
06/07/2025

Booliiska Magaalada Qabribayax oo kaashanaya Hay'addaha amniga iyo shacabka magaalada ayaa gacanta ku dhigay Maandooriyaha Xashiishada iyo eedayaysanayaashii watay.

Taliyaha Booliska Maamulka magaalada Qabribayax G/le dhexe Guuleed Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in Booliiska oo ku gudajira gudashada waajibaadkooda shaqada ee dambi-kahortaga, kaaashanayana bulshada iyo Hay'adaha nabadgelyada magaalada Qabribayax, ay xaafada 2aad ee Magaalada ku qabteen xashiishad ka kooban noocyo kala duwan iyo Laba eedaysane oo watay.

05/07/2025

Yamaarugleey

Waxaa Gabo-gabo Maraya Balaarinta Dugsiga Sare Ee  santarka Uurmada ee Degmada Galaadi kaasi Oo Si isku-Tashi Bulsho ah ...
05/07/2025

Waxaa Gabo-gabo Maraya Balaarinta Dugsiga Sare Ee santarka Uurmada ee Degmada Galaadi kaasi Oo Si isku-Tashi Bulsho ah Lugu Dhisayo.

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Uurmadag Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Souligner

Partager