Ifiye News

Ifiye News kala xiriir Tell: +252634497925

31/12/2025
31/12/2025

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mahadnaq ballaaran u jeedinaysaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay ilaalinta madaxbannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

30/12/2025
30/12/2025
29/12/2025

Anagoo Ka Duuleyna Amarka Kasoo Baxay Wasaradda Arimaha Gudaha Ee Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari Soomaaliya,Waxaan U-iclaaminaynaa Bulshadayadda Qiimaha badan in aan Beri isku Soo Baxno oo muujinno Midnimada,Madaxbanaanidda iyo wadajirka Dalkeenna Soomaaliya.

Soomaaliya waa mid lama Kala Goyn Karo.

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Ifiye News publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Ifiye News:

Partager