OMER AJ

OMER AJ Follow soo dheh page ka

Fariin loogu talagalay ardayda & dhalinyarada xiiseysa Technology-gaBright Solution waa xarun xirfad-bixin oo bixisa koo...
06/12/2025

Fariin loogu talagalay ardayda & dhalinyarada xiiseysa Technology-ga

Bright Solution waa xarun xirfad-bixin oo bixisa koorsooyin muhiim u ah suuqa shaqada maanta, oo ay ka mid yihiin: Graphic Design, Video Editing, Digital Marketing, Computer Basic, iyo tababaro kala duwan oo ku saabsan Technology-ga casriga ah.

Si aan u sii xoojino aqoonta dhalinyarada, Bright Solution waxay qabaneysaa Tababar Free ah oo ciwaankiisu yahay:

Sidee ku sameyn kartaa project-ga qalin-jabinta adiga oo adeegsanaya Vibe Coding?

Tababarkan waxa uu ku barayaa sida aad u dhisi karto project-gaaga , xitaa haddii aadan ahayn khabiir coding — waa fursad dahabi ah oo aad ku bilaabi karto xirfadda web development.

📌 Tababaraha:
Eng. Feysal Mohamed

📅 Arbaco — Dec 10, 2025
⏰ 8:00 PM
📍 Google Meet

Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan ardayda inay fursaddan ka faa’iidaystaan, sidoo kale fadlan la wadaag saaxiibadaada si ay iyaguna uga faa’iideystaan.

👉 Ku soo biir Group-ka Tababarka:

https://chat.whatsapp.com/ERsWBygl51eCmoV91ThN1b?mode=wwt

20/10/2025

Calow qosolka isku celi 😂😂 maxaa kaa qosliyey hadalada ninkan ⁉️

17/10/2025

❤️‍🔥 Chuma mubarak

11/09/2025

Madaxda class ka 😂😂

06/09/2025

Farsamo😂😂

04/09/2025

Naftaada badbaadi oo xaliimo ha aaminin 😂😂😂

04/09/2025

Dhiish kaa dhaqaaqay 😂😂

04/09/2025

Keena lacagta 😂😂

03/09/2025

😂😂Neef xoolo ah hadaa arki jirtay hada waa ...

03/09/2025

Marka balaayo ku dabagasho😂😂

Adresse

Paris

Téléphone

+252906765142

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque OMER AJ publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à OMER AJ:

Partager