Somali News In France

Somali News In France Waa beej ka hadla arimaha qaxootiga dalka faransiiska

95 Rue Philippe de Girard75018 ParisFrance
29/02/2024

95 Rue Philippe de Girard
75018 Paris
France

21/02/2022
28/05/2020

2da juun waxaa dib loo furayaa goobaha dadwaynuhu isugu yimaado sida maqaaxiyaha cuntada,baararka,jiimka iyo wixii la hal-maala,
sidoo kale waxaad safri kartaa 100 km wax ka badan.
Raysal wasaaraha: Édouard Philippe.

Kaley xiriiri  taleefonka ama emailka hadii dhib ka hesto  karkaga  http://www.ofii.fr
29/04/2020

Kaley xiriiri taleefonka ama emailka hadii dhib ka hesto karkaga http://www.ofii.fr

Karka cusub offi
26/04/2020

Karka cusub offi

Dad badan ayaa diday dhimashada aan ka sheegnay France marka dadka waxaan ku baraarujineynaa iney si fiican ula socdaaan...
04/04/2020

Dad badan ayaa diday dhimashada aan ka sheegnay France marka dadka waxaan ku baraarujineynaa iney si fiican ula socdaaan dadka la shaacinayo inta badan waa kuwa hospitalada ku dhinto lkn kuwa guryaha ku dhinto iyo kuwa hospitalada ku dhinto isku darkooda halmar baa lasoo bandhigaa

04/04/2020

France 🇫🇷 1’053. Italy 🇮🇹 681. Spain 🇪🇸 809. Uk 🇬🇧 708. Nederland 🇳🇱 164.
Belgium 🇧🇪140.
Iran 🇮🇷 158.
Germany 🇩🇪 168.
Turkey 🇹🇷 76.
Russia 🇷🇺 43.
24 ‘ saac ee ugu danbeeyay ‘carona wali aduunka wa ku rafanayaa ✅

OFII waxaa isbadal ku yimid carte (ADA)Dadka heesta Ofii, waxaa la sameeye App cusub aad kula socon karto lacagta carte ...
03/04/2020

OFII waxaa isbadal ku yimid carte (ADA)
Dadka heesta Ofii, waxaa la sameeye App cusub aad kula socon karto lacagta carte ofii ku jirto, iyo
Haddi uu kalumo carte ofii, waxaadna Smartphone ku degsan kartaa App cusub, Sidoo kale waxaa la dhimay lacagtii h**e, qofki ADA khata halkii uu ka qadan jire 440€,par moi hadda wexeey ka dhig 360€

Halkan hoose kala deg app cusub hadda u bahan tahay.

Pour suivre en direct le solde de votre carte ADA, pour faire opposition en cas de perte ou vol, vous pouvez télécharger
l'application UpCohésia sur votre smartphone :
Pour Apple : https://apps.apple.com/fr/app/upcoh%C3%A9sia/id1482130492
Pour Android : https://play.google.com/store/apps/details?id=coop.up.cohesia&hl=fr

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Somali News In France publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager