Xamar News

Xamar News News company

24/08/2024

Toos: Dhageysiga kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo ka bilowday Maxkamadda Sare ee Dalka.

12/05/2024

TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.

27/03/2024

TOOS: DHAGEYSIGA DACWAD MUSUQ-MAASUQ

20/03/2024

TOOS: MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR DACWAD MUSUQ-MAASUQ AH.

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya.Muqdisho, ...
07/03/2024

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya.

Muqdisho, 07 Maarso 2024:-Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee Marwo Hodan Cismaan in ay noqoto Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, halkan Mudane Aadan Rooble uu noqonayo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xeerka Hey’adaha aan dowliga aheyn, Habraaca Diiwaan-gelinta Gaadiidka iyo Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta.

Golaha Wasiirrada, ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo difaaca dalka ka dhageystay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, iyaga oo golaha faah-faahin ka siiyey howlgallada socda ee sugidda amniga, xasillinta iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta
opmsomalia

28/02/2024

TOOS : DACWAD MUSUQ-MAASUQ AH, MAXKAMADDA GOBOLKABANAADIR

26/02/2024

TOOS: DHAGEYSIGA DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI OO LOO HAYSTO IN UU XAASKIISII OO UUR LAHEYD GUBAY.

21/02/2024

Farxiyo "Hooyo Qur'aanka ayey noo meerin jirtay,Xanuun ayaa qabtay i cafiya ayey na dhahday,Waxaan arkay iyadoo wada holceysa oo gubanaysa"

21/02/2024

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Saalax Cali Maxamuud ayaa eedeysanaha u akhriyey eedda xafiiska xeer ilaaliyaha ee Qaranka uu u haysto.

20/02/2024

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Saalax Cali Maxamuud ayaa hadal ka jeediyey munaasabad uu soo qaban qaabiyey Machadka Tababarka Garsoorka oo tababar loogu furaayey Garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyeyaal cusub oo kusoo biiray bahda garsoorka dalka ee heer federaal.

20/02/2024

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Saalax Cali Maxamud ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Cali Xaaji Aadan ku wareegay Isbitaal Lansaleeti oo laga saaray dad shacab ah oo mudda badan daganaayeen.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inaysan suurtagal aheyn in Isbitaal wasaaradda caafimaadku u baahan tahay si dadweynaha Soomaaliyeed loogu adeego in geel lagu dhaqdo shidaalna lagu dheg iibiyo.

Xamar News

19/02/2024

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xuseen Ciise Maxamuud ku wareejisay dhul uu lahaa oo muddo kabadan 6 sano sifo sharci darro ah looga haystay.

Xuseen Ciise ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir ugu mahadceliyey in dhulkiisa ay Maxkamaddu dib ugu wareejisey, isaga oo sheegay in qofkii sharci haysta ay Maxkamaduhu sifo sharci ah ugu shaqeynayao, qofkastana xaqiisa ay siin doonaan.

Adresse

40 Rue Du Plateau Aubergenville
Paris
78410

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Xamar News publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager