Abdilahi Hussain

Abdilahi Hussain Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Abdilahi Hussain, Agence de médias sociaux, Paris.

Alla ha u naxariisto wiilka yar oo lagu magacabo Baashe Wuxuu goor dhow ku geeriyooday Isbitaalka Weyn ee magaalada Boor...
08/12/2025

Alla ha u naxariisto wiilka yar oo lagu magacabo Baashe
Wuxuu goor dhow ku geeriyooday Isbitaalka Weyn ee magaalada Boorama,

waxuuna ka mid noqnayaa mujaahidiinta ku geeriyootay mudahaaraadkii kacaanka Kacdoonka, waxna toogatay ciidamada ciidamada Somaliland dhibaatoiyinka ka dhacay magaalada Gudaha.

Tirada dhaawacyaduna hadda waxay maraysaa in ka badan boqol qof, sida la xaqiijiyey.

Been abuur: Taliye Gaaxnuug nin dhalinyara tahay Awdal dadkeedu ixtiraam badan u hayaan lama filayn been abuur Laga same...
07/12/2025

Been abuur:

Taliye Gaaxnuug nin dhalinyara tahay Awdal dadkeedu ixtiraam badan u hayaan lama filayn been abuur Laga sameeyey xafiiska Ciro inaad nala hor timaado.
Wax snipper ah oo Borama yaal Ma jiraan waa narrative xalay la abuuray oo warbaainta Hargeisa loo dhiibay.

Haday cidi haysato spinner waxa haysta ciidanka Somaliland, haduu jiro snipper xabad k**a baxdeen ciidanka ciyaalka laayey, cidnaba ka ogolan mayno in dhiigii caruurtayada Laga been abuuuro, waan naqaan cidi dhibka gaysatay waanan la xisaatamaynaa,

Shacabka reer Awdal waxan u sheegayaa in Laga jawaabo bari marka la aaso shuhadada been abuurkan,

Odayada nabada u jooga Borama waa in arintaan been abuurka makhraati looga dhigo wixii ka yimaada inay Ciro iyo xulafaiisu masuul ka tahay.

Dhalinyarta waxaan ugu baaqayaa inay furaan jidadka isku socodka Shacabka si aynu isoo celino.

W/Q Abdirahmaan Barkhadle.

Madaxweynaha Suuriya , Axmed Sharac oo maanta ka qeybgalay shirka sannad laha ah ee Doha Forum ayaa wariyaha Christiane ...
07/12/2025

Madaxweynaha Suuriya , Axmed Sharac oo maanta ka qeybgalay shirka sannad laha ah ee Doha Forum ayaa wariyaha Christiane Amanpour ,waxay waydiisay ; “Waxaa lagu sheegay inaad h**e u ahayd argagixiso, xitaa aad u shaqayn jirtay Al-Qaacida. Haddaba, maanta yaad daacad u tahay?”

Sharac ayaa u jawaabay hab maangal ah, wuxuu yiri ; “Su’aashu waxay leedahay dhibaatooyin badan. In la i yiraahdo argagixiso waa arrin hab siyaasadeed loo adeegsaday, ma aha xaqiiqo…25 sanno kadib, 60 kun oo qof oo aan waxba galabsan ayaa lagu dilay Qasa, mana loogu yeerin argagixiso. Waxaan aaminsanahay in dadka maanta ay faham fiican ka hayaan micnaha ereyga argagixiso, dadkuna maanta si cad bay u og yihiin yaa dhab ahaantii argagixiso ahaa.”
Xaqiiqda dunida maanta ayaa ah tan.
Iman Jama

Xabsiga dhexe ee Magaaladda Borama waxaa hada laga sii daayay afar gabdhood oo Tiktokers ah,kuwaasi oo maalmihii udambee...
06/12/2025

Xabsiga dhexe ee Magaaladda Borama waxaa hada laga sii daayay afar gabdhood oo Tiktokers ah,kuwaasi oo maalmihii udambeeyay ku xidhna xabsigaasi.

06/12/2025

Ragu hadaba wuu gaadhay saylac

06/12/2025

Saylac haloo soo boxo

06/12/2025

Jahadu waa saylac

06/12/2025

Ciroy dambigaa iyo dhibtaa aday madaxa kuu saaran tahay, saylac ayaa loo jahaysan yahay hadeeta " aqoonyahan naafic Mohamed qaadi iyo dhalinyaro kale oo hadlay "

06/12/2025

DegDeg Suldaan dhawal Oo ku baaqay in Dagalka Saylac in la isku diyaariyo.

Abdilahi Hussain

06/12/2025

Ciidamada somaliland ayaa weeraray cisbitaalka magaalada Boorama ee lagu dabiibayo bulshada ay Soo dhaawaceen

06/12/2025

DegDeg: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta SL Sheekh Axmed Yasiin Sheekh Cali Ayaanle Ayaa Hada is Casilay.

06/12/2025

Mid kamida ciidamada sniperka ee jabhada gacan libaax ayaa wuxuu saranyahy isbitaalka wayn dushiisa kaasi oo sujuuda ka toogtay qofkii 3aad Ninkan si loo qabn laha ka shaqeeya

Adresse

Paris

Téléphone

+252654332909

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Abdilahi Hussain publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Abdilahi Hussain:

Partager