Dooltv5

Dooltv5 Kusoodhawaada Dooltv5 waxaan soogudbiya kolba. Wixii aan u arko inuu munaasab yahay oo Bulshada lalawadaagi karo. Sidda muuqaalo. Qisooyin sheeko. Maddadaalo.iwm

Hadii Dowlada meesha kajirta aya gacan bir ah kuqaban weydo kuwa Doonaya iney geystaan faldanbiyeeyo kadhan ah gabdhaha ...
21/06/2026

Hadii Dowlada meesha kajirta aya gacan bir ah kuqaban weydo kuwa Doonaya iney geystaan faldanbiyeeyo kadhan ah gabdhaha ninkan Boqolaal Qof gabadh dhaxtaagan xoodaaminaya muxuu sameyn haduu helo mid yar dagan. Somalidu inta aan Aqaano waa dad cabsada hadey waayaan ciidan gacanbir ah kuqabta Qofkii Danbi gala waxan hadda socda wuu socon.

21/06/2026

Somali Qabyaalad iyo Qabiil ayaa qeyrkood kareebay

19/03/2026

Waxaan maanta kahadleynaa xaasidnimada ama in lais xasto taas oo aad ugu badan biliaadanka oo dhan lakiin inaga maanta teen hadaan kahadlo. Dhibaatooyinka ina haysta maanta waxa ugu weyn waa xaasidnimo. Dhankasta meesha ugu hoseysa ilaa meesha ugusareysa. Ummad aana wanaag isu ogoley. Marka halaga waantoobo xassidnimada. Dhibaato ayeey inagu heysaa. Waa Arin aad udheer in lafaah faahiyo. Lakiin meesha ugu hoosaysa ilaa meesha ugu sareysa. Xassidnimo ayaa inabuuxisay in yar oo alle kacabsaneysa mooyeen marka halaga waantoobo.

27/02/2026

Deg deg 4 Askari ayaa Pakistaan laga dilay lakiin xiligan lajoogo ee Aduunku Ladhibaateysan yahay Dagaalo maxay sookordhineysa Ineysa Arin laxalinkaro. Dagaal haduu dhexmaro waxay khasaarayaan khasaaro aad uweyn. Afganistaan. Dagaal waxba loogama qaado waa dad 25 Sanno ee udanbeysay Dagaal kujiray. Waana dad qalafsan oo Aad ugu adkeysta dhibka. Una maley mahayo iney Dagaal uga guuleysan karaan Afganistaan..

Waxaa ceeb ah inaad kufaanto wax aadan adigu sameynin. Hakufaanin Quruxdaada maxaa yeelay adigu maadan Abuurin. Hana kuf...
13/01/2026

Waxaa ceeb ah inaad kufaanto wax aadan adigu sameynin. Hakufaanin Quruxdaada maxaa yeelay adigu maadan Abuurin. Hana kufaanin meesha aad kasoojeedo. Maxaa yeelay adigu maadan dooran. Waxaad kufaantaa akhlaaqdaada Adiga ayaa ah kansameeya.

Trump wuxuu weerar ku qaaday Venesuela waxaana la qabtay madaxwaynihii dalkaas Nicolas Maduro. Madaxwayne Nicolas Maduro...
03/01/2026

Trump wuxuu weerar ku qaaday Venesuela waxaana la qabtay madaxwaynihii dalkaas Nicolas Maduro. Madaxwayne Nicolas Maduro iyo xaaskiisii ayaa loo duuliyay meel aan la garanayn.
Caasimada Venesuela Caracus ayaa waxaa ka socda banaanbaxyo.

Trump Said America First! Waa arin layaab leh in Dal xor ah laiska weeraro oo madaxdoodana la afduubto.

29/12/2025
20/12/2025

Siyaasad iyo sidda ay Somalidu ka aaminsan tahay.!! Somalidu marka Qof maddax uu Somalia kanoqdo. Su’aasha markaas kusoodhacaysa? Waa yaaweeye waa Qabiilkee !! Muxuu Qabiilkiisa karaba. Si uu utaageero hadduu reerkiisa yahay. Haddii kale wuxuu rabaa inuu mucaarado. Qofka noocaas ufikiraya. Dowladnimo waxba k**a yaqaano. Waana sidda Somalidu ubadantahay. Qofkani waa reerkeyga ayuu kutaageera ama kumucaaradaa. Siyaasada noocaas ah waa siyaasad ay Taqaano Somalida oo kaliya ah wax aduunka kale laga yaqaano ma aha. Qofka Somaliga ah Wuxuu sameysta siyaasad yar oo isag ugaar ah oo xataa uuna kafikirin ama uuna wax soobaadhin. Qofkaas waxaa laga yaaba xataa inuuna magaciisa Qori kari haddana wuxuu sameysan siyaasad yar oo isag uu toshay oo uuna cidna wax kaweydiinin. Markaas ayuu kudhaqaaq taageero ama mucaaradnimo. Hadddaba sidaas ma aha ee Qof marka aad tageereyso waa inaad utaageerto ficilo uu sameeyey ama uu balanqaado inuu sameynayo. Qofkasta waxay Dani ugu jirtaa. Qofka aad ka aragto inuu dadka iyo Dalka wax u qabanayo. Siyaasiyiinta maanta jooga ee haddana raba iney siijoogaan Dalka iyo Dadka maxay uqabteen. ??

Adresse

Paris
75019

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Dooltv5 publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager