Wargeyska sitti

Wargeyska sitti kala soco warar dhexdexaada o sugan iyo dhacdoyinka calamka

Caasimada dalka faransiiska (France) maantaWaxaa ka qabsoomaysa xaflad wayn oo loogu Dabaaldagayo, aqoonsiga Xeer-ciise.
20/12/2025

Caasimada dalka faransiiska (France) maanta
Waxaa ka qabsoomaysa xaflad wayn oo loogu
Dabaaldagayo, aqoonsiga Xeer-ciise.

19/12/2025

Wararki udanbeyey dagaalka manta kadhacay habas

19/12/2025

Ayshaca

Jidhi waa magaalo wayn oo Ku taala GUBAN.Qiyaastii saylac oo dhanka bari kaga beegan waxa-Ay u Jirtaa 110km.Magaalada ji...
19/12/2025

Jidhi waa magaalo wayn oo Ku taala GUBAN.
Qiyaastii saylac oo dhanka bari kaga beegan waxa
-Ay u Jirtaa 110km.

Magaalada jidhi waxa ay xarun u ahayn' ciidankii
Kacaanka, ee Soomaaliya,qaybta woqooyiga.
Waxa Ku yaala' meedaan diyaaradeed oo u baahan
Dayactir fudud.

Sidoo kale magaalada ayaa waxa Ku duugan tariikh badan.

19/12/2025

Xildhaban nuur
Dhufayska minisota Ilhan,dhufayska zaylac Bullo
-Sitti.
Jimce wanaagsan Maryooleey.

18/12/2025

Ayana lataban dadka gad'onsan

18/12/2025

Aya ka danbeya dagaalka ka qarxay gobolada galbeedka soomaliland

18/12/2025

Degmada hoolhool e gobolka cali sabix

Ethiopia and Djibouti work to increase mutual benefit...Addis Ababa, December 9, 2018 (FMC) The Ethiopian High Delegatio...
18/12/2025

Ethiopia and Djibouti work to increase mutual benefit...

Addis Ababa, December 9, 2018 (FMC) The Ethiopian High Delegation Team led by the Deputy Prime Minister and the Vice President of the Development Party Mr. Adam Farah has discussed with Djibouti President Ismael Omar Gile.

The delegation has advised on issues that can strengthen the ties between the two countries and increase their benefits and the implementation of projects that they are managing together.

In addition, he visited the Dorale dual port, and observed the service the port is providing to Ethiopian expenditure and revenue products and the movement of transporting heavy cargo from the port to the country by train.

18/12/2025
Itoobiya iyo Jabuuti waxay ku heshiiyeen in la dardargeliyo oo la fududeeyo gaadiidka sida badeecadaha dibada loo dhoofi...
18/12/2025

Itoobiya iyo Jabuuti waxay ku heshiiyeen in la dardargeliyo oo la fududeeyo gaadiidka sida badeecadaha dibada loo dhoofiyo ama soo gala gudaha Itoobiya , isla markaana la xoojiyo iskaashi dhinacyo badan leh.

Arrintan ayaa lagu xaqiijiyay kulan dhex maray wafdi uu hoggaaminayo Aadan Faarax, Madaxweyne Kuxigeenka xisbiga Barwaaqo, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, xilli wafdiga Itoobiya booqasho shaqo ku joogo Jabuuti.

18/12/2025

Dagaalki guban o bilabmay

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Wargeyska sitti publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Wargeyska sitti:

Partager