Bisletv waxaan kugu soo gudbin doonaa halkaa warar dal iyo dibadba leh wareysiyo iyo xogo sirdoon ood kaheli doontind rukumo bartaan bisletv

25/02/2024

Madaxweynihii h**e ayaa guul kagaaray gobolka uu kasoo horjeeday isaga oo helay 20 dhibcood, waana guushiisii afaraad oo xiriir ah.Xiligii uu u dabaaldegayay guushiisa Mr ...

24/09/2023

Bisle/September 2023 Gabar muslimad ah oo laga mamnuucay iskuul xirashada dharka kimono awgiis ayaa maxkamadda Qaramada Midoobay ka dacweysay Faransiiska.Gabar Muslimad ah oo ardayad ah oo loo diiday in ay gasho iskuul ku yaala dalka Faransiiska kadib markii ay xiratay dharka dhaqameed Japan ee loo....

Ciidamada Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay dhowr magaalo oo Ukraine ka tirsan waxayna ciidamadooda ku dageen dhanka  xe...
24/02/2022

Ciidamada Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay dhowr magaalo oo Ukraine ka tirsan waxayna ciidamadooda ku dageen dhanka xeebaha ay lawadaagaan dalkaas maanta oo Khamiis ah , saraakiisha iyo warbaahinta ayaa sheegay, ka dib markii madaxweyne Vladimir Putin uu fasaxay waxa uu ugu yeeray hawlgal militari oo gaar ah oo lagu qaado dalkaas Ukrain..

Wax yar ka dib markii Putin uu ka hadlay Muuqaal laga sii daayay TV-ga dawladda Ruushka, qaraxyo ayaa laga maqlayay meel xasilloon waaberiga ka hor oo ay kamid tahay caasimadda Ukrayn ee Kyiv waxaana weerar noociisu yahay Gantaalo sigaar ah loola beegsaday Gigida diyaaradaha,Saldhigyada Ciidamada iyo Xarumo kale
Waxaana marqura istaagay Dulimaadyadii diyaaradaha rakaabka ay dalkaasi ku tagi lahaayeen. Duulaanka cusub ee ruushka kuqaadayo Dalka Ukrain . Waxa uu kugoodiyay Madaxweyne Ruushka in Dalkii iskudaya howlgalkiisa military inuu hor istaago cawaaqib xumo uusan abid arag lakulmidoono...
Dhanka kale Madaxweynaha Mareykanka ayaa isna sheegay in uu lakulmidoono Quwadaha kumidoobay G7 uuna kalahadli doono Xaaladda taagan ee Ukrain iyo Ruushka.
Inkastoo ay Ukrain Xirtay Hawadeeda haddana waxa uu ruusku ku cadaadinayaa in Ukrain ay isaga huleelaan Urur waynaha NATO sidoo kalana aysan ahay wax la aqbalikaro in Ukrain oo xad lale Ruuska ay kamidnoqoto Atlanta uu xukumo mareykanka...
Markii laga soo tago sadaalinta xalku sida uu noqon doono Ukrain ayaa sheegatay 5 diyaaradood oo ay qaar kamid ahi yihiin helocoptero lagana leeyahay Dalka ruushka ay kusoo ridiin dhica bari ee dalka..Cunaqabatayn maaliyadeed ayaa loo diyaarinayaa Ruushka iyada oo goor sii h**eesay ay Japan sheegtay inay cunaqabatayn saartay Ruushka, sidoo kale bankiyada mareynkanka ayaa inaya sidoo kale qorshe kaas lamid wado...Midowga yurub ayaa kulamo uu uga arinsanayo Cunaqabateyn go'aankeedu uu fulo yeelan doono.

Qalinka Adam Bisle
Fadlan Follow iyo Like 👍 Share

  RW Rooble “Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada wax door ah kuma lahan xulista Ergooyinka, Guddiyadana waxaan idin sii...
29/11/2021


RW Rooble “Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada wax door ah kuma lahan xulista Ergooyinka, Guddiyadana waxaan idin siinayaa digniinta ugu dambeysay qofkii hadda kaddib qof ka daba hadlana warqadihiisa horay ha usoo qaato, digreeto Xafiis Ra’iisul Wasaare ayaa lagu magacaabay xukuumaddeyda Musuq Maasuq uma dul qaadaneyso"

13/11/2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY DHAMMAAN SANATARRADA LOO DOORTAY AQALKA SARE

Muqdisho, Nofeembar 13, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dadaalka uu ku bixiyey dardar-gelinta doorashada.

Madaxweynaha ayaa xusay sida xilkasnimada ah ee Madaxda Dowlad-goboleedyada dalku ay u guteen waajibaadka Qaranka ee ka saarnayd soo gudbinta musharaxiinta Sanatarrada Aqalka Sare, waxa uuna ku ammaanay Guddoonka iyo Xildhibaannada Baarlamaannada heer Dowlad-Goboleed gudashada masuuliyadda kaga aadanayd doorashada Sanatarrada Aqalka Sare.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa bogaadiyey Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad-Goboleed, Xallinta Khilaafaadka, Guddiga Amniga Doorashooyinka iyo Ciidanka Soomaaliyeed ee ka shaqeeyey sugidda ammaanka goobaha doorashada Aqalka Sare, isaga oo tilmaamay kartida iyo aqoonta dadka Soomaaliyeed ay u leeyihiin qabashada doorasho ka turjumeysa hor u socodka dalkeenna.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey dhammaan 54-ta Sanatar ee loo doortay Aqalka Sare, waxa uuna Alle uga baryey in uu u fududeeyo gudashada Waajibaadka Qaran ee loo doortay, uuna waafajiyo go’aan kasta oo ku saleysan horumarinta dalka, dadka iyo danaha Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

11/11/2021
14/10/2021

Shabab oo weerar ku egeeyay kenya&sheekh shariif oo ay cadaatay inuu wax ka ogaa heshiiskii badda..

13/10/2021

Somalia oo fariin adag u dirtay Kenya soona bandhigtay cududeeda ciidan...

12/10/2021

wararkii ugu danbeeyay dagaal culus oo kadhay,xogtii ugu danbeesay kiiska badda wararka caalamka&som

10/10/2021

Wararkii ugu danbeeyay Rooble oo war cusub kasoo saaray kiiska Ikraan Tahliil,dagaal&qarax kadhacay

10/10/2021

wararkii ugu danbeeyay madaxweynihii iiraan oo geeriyooday,Dagaal culus oo kasocda&afduub 200 oo qof

08/10/2021

Wararkii ugu danbeeyay ee galmudug ,Ahlusunna oo,Kenya &somalia,ruushka &yurub,afganistan

06/10/2021

Wadamada iiraan,Azerbijan&Yuhuudda oo qarka usaaran inuu dagaal kadhexqarxo,ciidamo xoog kuqabsaday,faransiiska iyo mareykanka

04/10/2021

Safarka M.Farmaajo&R.Rooble,Ninkii Nabiga NNH caayay oo Sixun ugeeriyooda,DFS oo Ciidan farabadan geysay

03/10/2021

Ahlusun oo duulaan & Dagaal,Shiinaha oo weeraray,M.Farmaajo & R.Rooble,Qaraxyo kadhacay Warka somalia

01/10/2021

100 ayaa ladilay,Dagaal faraha looga gubtay oo ,somaliland,itoobiya,yeman,faransiiska,UNka &xogokale

Adresse

Perroset 9
Saint-Amour
39160

Téléphone

+33753183957

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Bisletv publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Bisletv:

Partager