28/02/2026
Gantaalada Iran ayaa ku hoobanaya magaalooyinka ay Israa`iil haysato, waxaana ay Telaviv sheegaysaa in ay qabatay qaarkood, qaar ayaase dhaafay nidaamyada difaaca oo gudaha ku dhacay, waxayse ku dooday Israa`iil in ay ku dhaceen goobo banaan.
Majirto warar madax banaan.