Wadajir Media

Wadajir Media Activist for social affairs and Somali Political analyst.

Hambalyo Shacabka Gobta Ah ee Reer Puntland.
31/07/2026

Hambalyo Shacabka Gobta Ah ee Reer Puntland.

Shaqisiga ugu Liita Ee Xil Ka Haya Geeska Afrika.Fadlan Is Casil.
29/07/2026

Shaqisiga ugu Liita Ee Xil Ka Haya Geeska Afrika.
Fadlan Is Casil.

FIFA ayaa xaqiijisay in garsoore Omar Cabdulqaadir Cartan uusan ka qeyb geli doonin Koobka Adduunka 2026, kadib markii l...
08/06/2026

FIFA ayaa xaqiijisay in garsoore Omar Cabdulqaadir Cartan uusan ka qeyb geli doonin Koobka Adduunka 2026, kadib markii loo diiday inuu galo Mareykanka.

Sorry Omar💔

Omar Artan oo Mareykan🇺🇸 laga soo celiyay ayaa hada kasoo Dagay Turkey.Dhamanteen Aynu u Ducayno Omar si uu uga So Muuqd...
08/06/2026

Omar Artan oo Mareykan🇺🇸 laga soo celiyay ayaa hada kasoo Dagay Turkey.

Dhamanteen Aynu u Ducayno Omar si uu uga So Muuqdo Muuqdo Koobka Aduunka Si Sharafta Magaca iyo Qabka Somaliduba Aanay Hog ugu Dhicin.

Shacab Gadoodsan Oo La Xidhay Suldankoodi Ayaa 8-Sacadood Ku Dagaalamaya Magalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil.Ciidamada Maa...
04/06/2026

Shacab Gadoodsan Oo La Xidhay Suldankoodi Ayaa 8-Sacadood Ku Dagaalamaya Magalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil.

Ciidamada Maamulka Gooni Goosadka Ah Ee Somaliland Ayaa Lagala Wareegay Gacan Ku Haynta Saldhiga Dhexe Ee Dagmada iyo Xarunta Dawlada Hoose.

Xasan Sheekh Maxamuud Waa Dambiile Dagaal.
04/06/2026

Xasan Sheekh Maxamuud Waa Dambiile Dagaal.

"Haddii aad awooddo inaad noqoto caalim, noqo caalim; haddii aadan awoodin, u noqo arday; haddii aadan noqon karin, jecl...
28/03/2026

"Haddii aad awooddo inaad noqoto caalim, noqo caalim; haddii aadan awoodin, u noqo arday; haddii aadan noqon karin, jeclow culimada; haddii aadan jeclaan karin, ha necbaan".

Culima Caygu Waa Dhibaato Baryahan Umada Somaliyeed Kuwoo Badanaysa iyadoo Lagu Doodayo Sheekh Hebel Wadankayga Ma Aaminsana ama Sheekh Hebel Kala Go’a Wadanka ayuu Taageersan yahay.

DEG DEG: Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Abdiraxman Cirro oo goordhow ka degey garoonka caalamiga Ben Gurion ee Tel ...
18/01/2026

DEG DEG: Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Abdiraxman Cirro oo goordhow ka degey garoonka caalamiga Ben Gurion ee Tel Aviv, Israel.

l

Address

Belfast

Telephone

+447848285175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category