11/09/2026
π΅πΉππJoΓ£o Cancelo:
"Mararka Qaar waxaan had iyo jeer eedda saarnaa tababarayaasha, laakiin Mararka qaar eedda ayaa sidoo kale na saaran anaga.
"Mr. Roberto MartΓnez , Waxaan umaleynayaa inuu Qabtay Shaqo fiican, Wuxuu ku guuleystay Koobka Qaramada Nations League.
"Anaga Ciyaartoy ahaan, had iyo jeer kuma shaqeyno heerka aan rabno, waxaana u Maleynayaa inay taasi tahay wixii ka dhacay tartankii ugu dambeeyay.
"Mas'uuliyaddu ma ahayn oo keliya tababaraha; sidoo kale waxay ahayd Anaga.
"Laakiin taasi waa waa Wixii h**e, hadda. Waxaan Haysannaa tababare Cusub, waxaana rajeyneynaa inuu keeno fikrado Cusub iyo inay noqoto Waqtiyo Wanaagsan oo Cusub. Waan arki doonnaa haddii Wax walba si fiican u Socdaan."
Maami βοΈ