Leeds United Somali fans

Leeds United Somali fans Bogani waa kii kaa haqabtiri lahaa wax walba oo ku saabsan kooxda kubada cagta Leeds
(1)

Weli unbeaten ayaan nahay
20/09/2026

Weli unbeaten ayaan nahay

Afarta koox ugu awooda badan premier league magacooda wuxuu ka bilowdaa xarafka B.Brighton Brentford Bournemouth Beeds.
19/09/2026

Afarta koox ugu awooda badan premier league magacooda wuxuu ka bilowdaa xarafka B.

Brighton
Brentford
Bournemouth
Beeds.

Laacibkeenii h**e ee Pascal Strujk ayaa Brighton ka caawiyey inay Xasuuqaanu Arsenal, una diiday inay 1 gool xitaa ka dh...
19/09/2026

Laacibkeenii h**e ee Pascal Strujk ayaa Brighton ka caawiyey inay Xasuuqaanu Arsenal, una diiday inay 1 gool xitaa ka dhaliso.

Wuxuu noo sheegay in koox walba oo Leeds horyaalka kula tartami rabto uu isaga naga celin doono.

Kulanka beri hadii nalaga badiyo xitaa weli waxaan ka sarayn doonnaa Chelsea. Masaakiintaas isku level ma nihin.
19/09/2026

Kulanka beri hadii nalaga badiyo xitaa weli waxaan ka sarayn doonnaa Chelsea.

Masaakiintaas isku level ma nihin.

18/09/2026

Kooxda funaanad buluugta wax ka jiro maleh.

Brentford ayaaba saan u galaysee, kawaran haday Leeds qabato, waraa u yaalo masaakiinta.Kulankii Caraboa Cup anagaa idii...
18/09/2026

Brentford ayaaba saan u galaysee, kawaran haday Leeds qabato, waraa u yaalo masaakiinta.

Kulankii Caraboa Cup anagaa idiin daynay waxba screenshot hakasoo qaadinaa, koobkaas premier league ayuu naga mashquulin lahaa.

Kuwa naga sareeyo cabsi k**a qabo, tartanna kulama jiro inaan ka imaanayo waa ogahay,  laakiin  Hull city waawaynka ah l...
15/09/2026

Kuwa naga sareeyo cabsi k**a qabo, tartanna kulama jiro inaan ka imaanayo waa ogahay, laakiin Hull city waawaynka ah lee ii daran.

Tartanka koobka na iyaga ayuu naga dhexeeyaa.

3 kulan unbeaten.
05/09/2026

3 kulan unbeaten.

Kubaddu waa cad iyo madow.
30/08/2026

Kubaddu waa cad iyo madow.

Kooxaha horyaalka damaca ka leh ayaan la hadlayaa."Fadlan hadhow stress ha isku ridina, hada iska quusta,  kaalinta laba...
22/08/2026

Kooxaha horyaalka damaca ka leh ayaan la hadlayaa.

"Fadlan hadhow stress ha isku ridina, hada iska quusta, kaalinta labaad iyo top 4 u tartama"

Horyaalkaan kooxda iska leh waa la yaqaanaa.

Address

Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Leeds United Somali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Leeds United Somali fans:

Shortcuts

Share