GUYAN MEDIA

GUYAN MEDIA Kala soco walal page kaan wax ku anfacaya adun iyo akhiraba insha allah

Koofi:Hay’adda aan ka soo shaqeeyey;1) Waajibaadkeeda kuma jirin qabasho dakhli ama wax lacag qabasho ah;2) Sanad kasta,...
06/07/2023

Koofi:
Hay’adda aan ka soo shaqeeyey;

1) Waajibaadkeeda kuma jirin qabasho dakhli ama wax lacag qabasho ah;

2) Sanad kasta, laba heer oo baaris Hanti-dhowr ah ayaa lagu sameynayey hay’adda (Hanti-dhowr guud iyo midka gudaha), mana jirin wax dayac ama xoolo maqan ah oo la sheegey;

3) Shaqada hay’adda waxaan qoraal ku wareejiyey sanado ka hor, waxaana marqaati aheyd dowladdii xilligaas, mana jirin hal shey oo ka dhunsanaa ama ka dayacnaa waajibkii la ii igmadey.

Ujeedada laga leeyahey h**e ayaan uga hadley, hase ahaatee, dhareerka Eeyga, haddii uu ku gaaro, todobo jeer, ayaa la iska dhaqaa, wax kale oo dhib ahna ma lahan!

Xeer ilaaliyaha, raalina ha iga ahaadee, waxaan u arkaa in uu yahey dhibbane aan shaqadiisa loo madax banneyn, waana dareemi karaa culeyska jira.

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan, taageereyaasheyda, waan ka raali gelinayaa, aflagaadada loo geystey maanta!

Ugu danbeyn, Imaam aad ogtahey in uusan wayso qabin, kuma qasbanid inaad Salaadda ku xirato

15/04/2023

Asc Ramadam mubarak

14/04/2023

Address

Birmingham
B203JH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GUYAN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GUYAN MEDIA:

Share