Kulan Times

Kulan Times Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulan Times, Media/News Company, Birmingham.

19/09/2025

Trump aflagaadeyay Soomaaliya

15/09/2025

xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo ahayd soo dhaweyn loogu sameeyay deeqo mahamed siyad bare ayaa laguqabtay magalada birmingham

15/09/2025

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo ahayd soo dhaweyn balaran oo loogu sameeyay (Deeqo maxamed siyad bari (AUN) ayaa laguqabtay magalada birmingham

*Kulan Taariikhi ah  Jaaliyadda Birmingham*Maanta *(oo ay taariikhdu tahay 07/09/25)* waxaa magaalada Birmingham  *(isug...
09/09/2025

*Kulan Taariikhi ah Jaaliyadda Birmingham*

Maanta *(oo ay taariikhdu tahay 07/09/25)* waxaa magaalada Birmingham *(isugu yimid kulan ballaaran Jaaliyadda Birminham.)*
Kulankaas oo ay Jaaliyaddu ku soo bandhigtay lacagihii loo aruuriyay Buundooyinka Gobolka Gedo ee yaalay Birmingham .

💰 Lacagtaas oo *(caddakeeda noqotay)* $82,334. *( Waxaana kulanka laga caddeeyay in dhammaan dhaqaalahaas loo diray guddiga dhismaha buundooyinka gobolka Gedo)*
*( Jaaliyadda waxay u mahadcelisay dhammaan dadkii dhaqaalahaas bixiyay, intii wakhtiga galisay iyo dadkii ammaanada hayay muddadaas)*

Waxaa goobta ka hadlay qeybaha kala duwan ee waxgaradka Jaaliyadda, xubno ka mid ah Maamulka Jaaliyadda iyo *(guddigii dhaqaale aruurinta)* Kuwaas oo adkeeyay muhiimadda ay buundooyinku u leeyihiin nolol maalmeedka shacabka Gedo, iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa sidoo kale lagu xusay in Buundooyinku yihiin hanti Qaranku leeyahay ee aan cid gaar ah lahayn, (*sidaa darteed Dawladda dhexe iyo maamulka Jubbaland labada ay ka gaabiyeen kaalintoodii)*

Gabagabadii xafladda, waxaa halkaas baaq qiimo leh ka soo jeediyay:
*(Kaasoo ku aaddanaa in dhaqaalaha buundooyinka loo hayo ee goobaha kala duwan ku kala xayiran la gaarsiiyo halkii loogu talo galay)*

•Guddoomiyaha Jaaliyadda Birmingham Ahmed Mahamed Urur
Iyo
•Wakiilka Arrimaha Buundooyinka Jaaliyadda Mahamed Garuun

08/09/2025
08/09/2025

Kulan Taariikhi ah Jaaliyadda Birmingham

Maanta (oo ay taariikhdu tahay 07/09/25) waxaa magaalada Birmingham (isugu yimid kulan ballaaran Jaaliyadda Birminham.)
Kulankaas oo ay Jaaliyaddu ku soo bandhigtay lacagihii loo aruuriyay Buundooyinka Gobolka Gedo ee yaalay Birmingham .

💰 Lacagtaas oo (caddakeeda noqotay) $82,334. ( Waxaana kulanka laga caddeeyay in dhammaan dhaqaalahaas loo diray guddiga dhismaha buundooyinka gobolka Gedo)
( Jaaliyadda waxay u mahadcelisay dhammaan dadkii dhaqaalahaas bixiyay, intii wakhtiga galisay iyo dadkii ammaanada hayay muddadaas)

Waxaa goobta ka hadlay qeybaha kala duwan ee waxgaradka Jaaliyadda, xubno ka mid ah Maamulka Jaaliyadda iyo (guddigii dhaqaale aruurinta) Kuwaas oo adkeeyay muhiimadda ay buundooyinku u leeyihiin nolol maalmeedka shacabka Gedo, iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa sidoo kale lagu xusay in Buundooyinku yihiin hanti Qaranku leeyahay ee aan cid gaar ah lahayn, (sidaa darteed Dawladda dhexe iyo maamulka Jubbaland labada ay ka gaabiyeen kaalintoodii)

Gabagabadii xafladda, waxaa halkaas baaq qiimo leh ka soo jeediyay:
(Kaasoo ku aaddanaa in dhaqaalaha buundooyinka loo hayo ee goobaha kala duwan ku kala xayiran la gaarsiiyo halkii loogu talo galay)

•Guddoomiyaha Jaaliyadda Birmingham Ahmed Mahamed Urur
Iyo
•Wakiilka Arrimaha Buundooyinka Jaaliyadda Mahamed Garuun

08/09/2025

xalfadii so dhawenta madexweynaha cusub ee waqoyi bari somaliya madaxweyne abdulqadir ahmed firdhiye oo lagu qabtay birmingham

Ra’isul Wasaaraha UK is badal ku sameeyay golihiisa wasiirada.
05/09/2025

Ra’isul Wasaaraha UK is badal ku sameeyay golihiisa wasiirada.

24/08/2025

xalfadii galmudug ee Birmingham

31/07/2025
Waxaa soo baxay hadal rasmi ah oo ka yimid Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Mareykanka oo sheegaya in taageerada Da...
03/06/2025

Waxaa soo baxay hadal rasmi ah oo ka yimid Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Mareykanka oo sheegaya in taageerada Danab hoos u dhacday kadib eedeymo musuqmaasuq ah oo dowladda Soomaaliya aysan wax ka qaban. Mareykanka wuxuu muujiyay walaac ah in canshuur bixiyeyaashiisa dalkiisa aysan sii maalgelin karin nidaam aan isla xisaabtan lahayn oo uu ula jeedo xukuumada.

Sidoo kale, Mareykanka wuxuu codsaday in Yurub iyo Afrika ay si buuxda uga qeyb qaataan taageerada howlgalka Midowga Afrika (ATMIS), halkii culayska la saari lahaa Mareykanka oo kaliya.

Saaxiibada kale ee caalamka waxay qaadan karaan tusaale Mareykanka oo ay iyaguna joojiyaan taageerada, haddii aysan arkin isla xisaabtan iyo la-dagaal musuq.

Address

Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulan Times:

Share

Ogaal Media

We are independent media , online digital publisher and investigation