Qaanso LAACAA ARAGTEE LAA'GA MA OGTAHAY.

14/08/2026
08/05/2026

Xisbiga The Reform ee uu hoggaamiyo Nigel Farage ayaa guul aad u weyn ka gaadhey doorashadii dawladdaha hoose ee dalka Ingiriiska isaga oo u awood sheegtay labada xisbi ee dalkaas caanka ka ahaa ee Labour-ka iyo Conservative-ka.

Xisbigan oo ah midiga fog ayaa taageera in la aqoonsado Somaliland iyada oo hoggaamiyaha xisbigan Nigel Farage uu marar badan si cad u sheegay in Somaliland aqoonsi buuxa u qalanto, isaga oo sidoo kale hambalyo u soo diray markii Somaliland la aqoonsaday 25 December ee sannadkii h**e.

Guushan ayaa durba walaac ku abuurtay xisbiga Shaqaalaha ee haya talada UK kaas oo la kulmay guul darro aan h**e nooceeda loo arag.

RSI TV .

Address

Birmingham

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaanso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaanso:

Shortcuts

Share