Somali News

Somali News Booqo kana bogo baahidaada war baahineed. Tebiyaha dhacdooyinka dhabta ah ka dhigo wehelka kuugu dha

Xog ay si hoose u heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in Shabaab Fu’aad Maxamed Shongole oo k...
30/08/2017

Xog ay si hoose u heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in Shabaab Fu’aad Maxamed Shongole oo kamid ah saraakiisha Al-shabaab ku dhow yahay inuu isku dhiibo dowladda Soomaaliya.

Beesha uu kasoo jeedo sarkaalkaasi ayaa la sheegayaa iney dedaal ku bixisay sidii uu dowladda dhankeeda u noqon lahaa.

Xog ay si hoose u heshay wakaaladda wararka ee Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in Shabaab Fu’aad Maxamed Shongole oo kamid ah saraakiisha Al-shabaab ku dhow yahay inuu isku dhiibo dowladda Soomaaliya.[showad block=1] Beesha uu kasoo jeedo sarkaalkaasi ayaa la sheegayaa iney dedaal ku bixisay sidii...

Address

Birmingham
B83BJ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share