AC Kornayl

AC Kornayl 🎬Traveler/Director / Documentary Filmmaker 🌴 Currently in Somalia 📧 contact [email protected]

Bandhigga buugaagta Puntland 2025 Ayaa si qurux badan cawa nogu bilowday.
07/12/2025

Bandhigga buugaagta Puntland 2025
Ayaa si qurux badan cawa nogu bilowday.

05/12/2025

Ramlo Ali maxa ku dhacay Gabar feerka ciyaarta oo Mareykanka loogu diiday maxa Somalia u booqdatay

05/12/2025

Sh Maxamed idiris oo maanta soo gaaray magalda Garowe si u uga qeyb galo Puntland book fair

02/12/2025

Maxa ka xasuusata 7aadka dalxiiska Puntland. waxanu 24 saac ku dalxiisi doona bosaso, Mareero, Biyo kulule, Dakada, iyo meelo kale oo badan

18/11/2025

Gasiin Bistro iyo ClearSky power oo wada jira ayaa garowe caalamka la tartansiinaya dhanka isticmaalka tamarta cadceed iyo helida adeeg macamishoodu ku qancaan.

With the help of ClearSky power, Gasiin Bistro, one of the most luxurious establishments in Garowe, operates efficiently using ClearSky's clean and modern solar energy.
Now, Gasiin Bistro operates with over ten air conditioners, ovens, lights, and coolers without the hassle of the heavy electricity bills they faced before.
At Clear Sky, we’re helping businesses shine — cleaner, smarter, and stronger. Because progress feels better… under a Clear Sky

08/11/2025

Mareero beach 🏝️ Bosaso Puntland.

03/11/2025

Tartan adag baa la galay team Dalxiis Tourism which team

02/11/2025

DALXIISAYAAL REER MOGADISHO AH OO TODOBAADKA DALXIISKA PUNTLAND U YIMID IN AY KU DALXIISAAN. Dalxiis Tourism

02/11/2025

FARASKA MADOW " BOSASO IYO BARI ISKUMA GARANEYN IN BOSASO AY GOBOLKA BARI KA TIRSANTAHY"

02/11/2025

Mareero beach Bosaso, Bari, Puntland

Todobaadka dalxiiska Puntland ayaa si wansgan noogu so dhamaday ilahy ayaa mahad iska leh oo nasiyay dhulkaas quruxda ba...
31/10/2025

Todobaadka dalxiiska Puntland ayaa si wansgan noogu so dhamaday ilahy ayaa mahad iska leh oo nasiyay dhulkaas quruxda badan iyo nabada aan ku dalxiisaynay sido kale Waxan u mahad celinaya
Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo Mayorka Bosaso abdurahman abdilahi ali

Dhalinyaro Caan ka ah Baraha bulshada oo ka yimid magalda Mogadishu aya so gaaray magaalada bosaaso iyago u yimid todoba...
30/10/2025

Dhalinyaro Caan ka ah Baraha bulshada oo ka yimid magalda Mogadishu aya so gaaray magaalada bosaaso iyago u yimid todobaadka dalxiiska Puntland waxa safarkooda qabanqaabiyey shirkada Dalxiis Tourism.

Address

Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AC Kornayl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AC Kornayl:

Share