Najah badal

Najah badal ربّ اشرح لى صدري، ويسّر لى أمري، واحلل عقدة من لسانى يفقه قولي
(1)

22/08/2026

Waa macmiil (Customer )

20/08/2026

Saldanada Cidagale ❌
Macaamiisha Xirsi✅

18/08/2026

Siidaa wiilka yar ee inaadeerkaa ah ee kuu xidhan

17/08/2026

Beenaalahaa wajigii maamada leh hadday qaar u xidhanyihiin uu isagu xidhay

17/08/2026

Cabdalle sandheere Ciise yaqaan baanu ahayn

16/08/2026

Cabdi dheere xiniin buu ku wadaa

Masha Allah
16/08/2026

Masha Allah

War Farxadle.

Ilmaha idiin muuqda isagoo dhulka jiifa oo jidhkiisa oo dhan bararsana, meelaha qaar jidhku goo-go'ay, xubintisa taranka iyo xinniinyaha isku dhaggeen oo Jigjiga ku sahay beellay ayaan baahinay. Xiligaas daawo wax loo siiyo lama haynin, cid booqata ma jirin. Wuxuu ahaa ilmo Hargeysa-Somaliland laga keenay.

Waa tii lacag 3500 dolar ah loo arruuriyay ee AdisAbaba la geeyay. 22 cisho ayaa lagu hayay Cusbital Dowladda leedahay oo carruurta nafaqa darrada ah lagu dabiibo. Daawoyin ayaa la siin jiray.
Maanta ayay hooyadii isoo dirtay muuqalo aan aad ugu farxay. Waa ilmihii oo leexo iskaga ciyaaraya, caadi ayaan u wacay oo wuu sheekaynayaa. Hada socodkii in la baro oo Jigjiga duugmo loogu bilaaba dhiman maadama laba sanno xannun u jiifay.

Dad badan oo wax la baxa in kiisaska noocan ah arkaan waa u farxad.

Si loo amba-bixiyo lambaradan hoose ka taagera, aynu soo xidhno hawshiisa.

Lambarka hooyadii: 0906482944
Magaca Ku qoran: Ifarax jamac Aadan.

ZAAD: 0634225980.
magaca hooyada ku qoran Ifarax Jamac Aadan.

Sii faafi fariintan.

Muuqalka faallada shalay iyo maanta ka daawo.

16/08/2026

Waa amuur alle

16/08/2026

Geed deeble oo damalada iyo qudhacda aad aragtay ku yaallaan ayay isku deldeli lahayd ee Dhakhtarka weyn iskuma deldesheen hadaan sabab jirin🤔

15/08/2026

Mana laha ujeed
Aqal iyo dhismiyo
Aamateed ka wayn!

Address

B
Birmingham

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najah badal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Najah badal:

Shortcuts

Share