Qadiimi Media

Qadiimi Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qadiimi Media, Digital creator, 69 Campbell Street, Brierley Hill.

18/09/2026

Cabsida ah in aay wax ku dhaafayaa | Waa Maxay Xaalada loo yaqaano FOMO |

17/09/2026

Guusha dhaqaale ee kuuriyada koonfureed | Maxaa kuuriyada koonfureed ka dhigay dal horumarsan ? |

12/09/2026

Tariikhda Qoyska xukuma Dalka Qatar πŸ‡ΆπŸ‡¦ | Maxeynu kanaqaanaa |

Waxaan gaarnay 10,000 oo followers 🎊 Waxaan aad iyo aad ugu Mahadcelineynaa allah SW ee wax waliba isagu suura-geliya ma...
09/09/2026

Waxaan gaarnay 10,000 oo followers 🎊

Waxaan aad iyo aad ugu Mahadcelineynaa allah SW ee wax waliba isagu suura-geliya marka xigta waxaan u mahadcelineynaa walaalaha inagu xiran maanta waxaan gaarnay 10,000 oo followers waxaana halkaan inasoo gaarsiiyey waa Taageeradiina qiimaha badan waad ku Mahadsantihiin garab-istaagiina waxaana inaguna idiin balan-qaadi doonaa inaanan kadaali-doonin soo gudbinta waxyaabaha muhiimka ah ee Dadkeena anfacaya waxaan rajeyneynaa inaanu Gaari doono intaan iyo kabadan aad baad u Mahadsantihiin walaalayaal

Mahadsanidiin...πŸŽŠπŸ™

08/09/2026

Maxaa sababay Nokia Inay Suuqa Telefoonada Ka Baxdo? | Sheekada Shirkadii Nokia!!

Fikradaadu waa inoo Muhiim...πŸ‘‡
06/09/2026

Fikradaadu waa inoo Muhiim...πŸ‘‡

03/09/2026

Sidee lookeenay Dalka Meydkii Marxuum Maxamed siyaad barre | Madaxweynahii seddexaad ee Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ |

Source of information: BBC SOMALI

31/08/2026

Maxey Noogu adagtahay in waxyaabaha nafteena Muhiimka U ah aan u dulqaadano?

30/08/2026

Khilaafka Taariikhiga ah ee u dhaxeeya Cuba iyo Mareykanka Muxuu salka kuhayaa | Muxuu Mareykanku Ka doonayey Cuba |

29/08/2026

Ma Dhab baa ethiopia in eeysan lakulmin waligeed gumeysi?

Address

69 Campbell Street
Brierley Hill
DY53YD

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadiimi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share