Sky Cable Tv

Sky Cable Tv Sky Cable Tv waa Saaxiibka dadweynaha! Sports and fitness motivation

12/04/2025

No comment.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Hoygiisa ku qaabilay Ganacsad...
11/04/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Hoygiisa ku qaabilay Ganacsade Xaaji Muuse Xirsi Abokor ( Muuse Dalab ).

Madaxweynaha ayaa Xaaji Muuse Dalab uga xog waramey xaaladda guud ee dalka.

Madaxweynaha kulanka waxa ku wehelinayey Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Cumar Shuceyb iyo Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan.

Maxamed Cabdilaahi Bookh Badhasaabka Gobolka Gabiley ka hadlay safarka Raysal-wasaaraha Somaliya ee Laascaanood
11/04/2025

Maxamed Cabdilaahi Bookh Badhasaabka Gobolka Gabiley ka hadlay safarka Raysal-wasaaraha Somaliya ee Laascaanood

11/04/2025

Dadka Madowga ah ee Dunida ugu Hantida Badan 2025

11/04/2025

WARKA HABEENIMO EE SKY CABLE TV

11/04/2025

"Waxaan Arkay inaanay Somaliland u Baahnayn Qof Hadla.."Musharax Eng Cumar Cabdi Yuusuf

''Waxa aan si buuxda u taageerayaa war-murtiyeedka ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ka soo saartay qorshaha uu Raysalwasaa...
11/04/2025

''Waxa aan si buuxda u taageerayaa war-murtiyeedka ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ka soo saartay qorshaha uu Raysalwasaaraha Soomaaliya ku tegayo booqasho gardaro ah Laascaanood oo ka tirsan Somaliland. Waxa aan leeyahay bulshada reer Somaliland

aynu u midowno ilaalinta madax-bannaanida dalkeenna islamarkaana aynu ku taageerno xukuumaddeena difaaca qaranimada Somaliland oo ah waajib dhamaanteen saaran.''

Wasiir H**e Dr Cabdiwali Sh.Cabdilaahi Suufi

11/04/2025

"Xabaalihii Baqiic ee Dadka lagu Aasi jiray waa La Xidhay...."Sh Dr Siciid

11/04/2025

"Safarka raysal wasaaraha Somalia waxa ka faa'idaysankara kooxaha aan dawliga ahayn.." Somaliland

"Tegista Laascaanood ee Xamse Cabdi Barre, Raysal wasaaraha Somalia, waxba k**a beddelayso jiritaanka Jamhuuriyadda Soma...
10/04/2025

"Tegista Laascaanood ee Xamse Cabdi Barre, Raysal wasaaraha Somalia, waxba k**a beddelayso jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland.

Laascaanood waxa ay ka mid tahay qayb ka tahay dhulka Somaliland Laakin wakhtigan kuma jirto gacanta Dawladda Somaliland, oo waxa ay gacanteeda ka baxday ka dib markii Xukuumaddii h**e ee Somaliland ay xallin kari wayday dhibaatooyin isdaba joogay ee dadka deegaanku tirsanayeen ayna sidoo kalana ku guuldaraysatay siyaasadd ahaan in ay ku xaliso dhibaatadii halkaas ka dhacday dabayaaqadii sannadkii 2022-kii iyo kuwii ka h**eeyeyba.

Xukuumadda Madaxweyne Cirro, waxa ay xilka qabatay, iyada oo Laascaanood ay ka maqan tahay gacanta Somaliland, waxaanay ku dedaalaysaa in ay dariiq kasta oo nabadeed u marto xalinta xalka Laascaanood, lagumana canaan karo imaanshaha Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood maadaama aysan xiligan maamulin.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu dhawr jeer ku baaqay nabad iyo in wanaag lagu xaliyo dhibaatada ka dhacday Gobolka Sool, isaga oo sidoo kalena magacaabay guddi gaar ah oo arrimahaas ka shaqeeya, waxaana uu ku dadaalayaa nabaydayna deegaanadaas iyo in wixii la kala tabanayo lagu dhameeyo wadahadal xal waarana laga gaadho.

Imaanshaha Laascaanood ee Xamse Cabdi Barre ma noqonayo mid qaddiyada Somaliland iyo dedaalkeeda dawladnimo wax ka bedeli kara, waxna kuma biirin karo Xukuumadda Soomaaliya ka talisa."

Kulanka Maalinta Dhaalinyarada Somaliland UFFOKooxda Warfafiinta vs Kooxda Waxbarashada
19/02/2025

Kulanka Maalinta Dhaalinyarada Somaliland UFFO

Kooxda Warfafiinta vs Kooxda Waxbarashada

Rasmi. Koobka Ramadanta Iyo Boorama.
19/02/2025

Rasmi. Koobka Ramadanta Iyo Boorama.

QOORI-TUURKATARTANKA RAMADAAN GAROONKA HARGEISA STADIUM * B.
18/02/2025

QOORI-TUURKA
TARTANKA RAMADAAN GAROONKA HARGEISA STADIUM * B.

Rasmi. Axmed zaki  Ayaa Ku Biiray Kooxda Maaliyadda Hargeisa
18/02/2025

Rasmi. Axmed zaki Ayaa Ku Biiray Kooxda Maaliyadda Hargeisa

Rasmi. Garoonka Dhaalinta Iyo Tartanka Ramadaanta Ee Heerka 2aad .
18/02/2025

Rasmi. Garoonka Dhaalinta Iyo Tartanka Ramadaanta Ee Heerka 2aad .

Alle Ha U Naxaristo Isuduwihii H**e Ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Rooble Shin...
18/02/2025

Alle Ha U Naxaristo Isuduwihii H**e Ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Rooble Shine Karaacin oo goor-dhawayd ku Geeriyooday Dhakhtarka weyn Hargaysa.

16/02/2025

"Somaliland waxa ku nool dhalinyaro....... "Ciyaaryahan madoobe.

RASMI. Habeenka salaasada Iyo Qori-tuurka tartanka ramadaanta ee heerka 2aad B.Garoonka Taredhiska.
16/02/2025

RASMI. Habeenka salaasada Iyo Qori-tuurka tartanka ramadaanta ee heerka 2aad B.

Garoonka Taredhiska.

Address

Stapleton Road
Bristol
BS50PS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Cable Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sky Cable Tv:

Share

Category

SKY CABLE SPORTS

WAA DOOKHA DADWAYNAHA