Bookoob

Bookoob Unlocking knowledge, one audiobook at a time. Somali books, summaries, and more—anytime, anywhere.

27/04/2025
27/04/2025

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA QORAYAASHA SOOMAALIYEED.

Bookoob: Waa madal loo yagleelay kobcinta garaadka iyo aqoonta dadka Soomaaliyeed. Waa madal lagu baahiyo buugaag afaf qalaad ku qornaa oo lasoo koobay, la turjumay lana codeeyay, waraysiyo, sheekooyin, fan iyo suugaan.

Dhanka kale, Bookoob waxa ay ahmiyad gaar ah siinaysaa buugaagta Afsoomaaliga ku qoran ee ay qorayaasha Soomaaliyeed hindiseen.

Ujeeddooyinka Bookoob waxaa udub dhexaad u ah in qoraaga Soomaaliyeed uu buuggiisa gaarsiiyo dhammaan dadka Soomaaliyeed. Madasha Bookoob waxa ay buuggaaga gaarsiin kartaa malaayiin Soomaaliyeed oo ku nool dunida daafaheeda. Haddii aad beri boqollaal ama kumanyaal buug kusoo bandhigi jirtay halka aad joogto, Bookoob waxa uu iminka buuggaaga oo digital ah misana amnigiisu sugan yahay gaarsiin karaa malaayiin meela kala duwan dunida ka jooga. Haddii mar waliba magaalo lagaa weydiiyo halka buuggaaga laga heli karo, Bookoob waa madal baahidaa adiga iyo aqristahaaga idinka haqabtiri karta!

Faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa bahda Bookoob:👇

Maxamed Cabdi Xaraare:
Agaasimaha Guud.

📞+252623899997-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Cali Suudi Nageeye.
Isku-duwaha Xiriirka Qorayaasha.

📞+262615129477-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Fadlan qoraa, fursaddan ka faa’iidayso.✅

📚📚📚✍️✍️✍️

27/04/2025

DHAXALKA IYO MAAMULKA QOYSKA
--------'----------------------------------------------------------------------
Ifaa ayaa i wayddiisay: “Ma caddaalad iyo sinnaan baa in uu ninku dhaxlo laba qori (dhaxalka laba dumar ah?)”
Waxaan ku idhi: haa, waa heerka ugu sarreeya! Waayo, kuwa diidaya nidaamka qaybinta dhaxalka ee Islaamku ma kala sooci karaan labada eray ee cadaalad iyo sinnaan, oo waxay la tahay in ay isku micne yihiin, waana gef cad. Sinnaantu mararka qaar waa gaboodfal cad, waana halkan meesha ay ku dahsoon tahay ujeeddada sharciyeynta qodobkani.
Islaamku haddii uu simo dhaxalka labka iyo ka dhedigga, raggana uu ku waajibiyo quudinta ooriyaha iyo ubadka iyo daboolidda baahiyaha badan ee ka jira guryaha, arrinkani waa dulmi cad oo lagula kacayo, sidaas darteed ayay u timid cadaaladda samadu, waxaanay ina faraysaa in ragga loo badiyo dhaxalka; waayo waxa saaran waajibaad iyo masuuliyado uu Ilaahay faray.

Ifaa wax faallo ah ka ma dhiiban dooddaydan oo waxay ahayd mid la dheygagtay hadalkaygan. Xaaladdii degdanayd ee ay ku jirtay ayaa igu dhiirrigelisay in aan sii wado dooddayda ku saabsan hoggaaminta qoyska; waayo waa meelaha ugu badan ee la khalad fahmay. Waxaan ku idhi: “hoggaamintu ma aha awood la siiyay ninka si uu ugu muquuniyo shakhsiyadda xaaskiisa, hase ahaatee waa gudashada xuquuqaha, waajibaadka iyo culaysyada uu Eebbe SWT saaray ninka. Hoggaamintu waa hawl iyo halgan ee ma aha hibo iyo hadyad lagu maamuusay ragga. Tusaale ahaan, kolka la yidhaahdo: hawshan hebel baa u xilsaaran, micnaheedu waa isagaa laga doonayaa in uu u qabto hannaanka ugu habboon.

Qofka dhab u dhuuxa habdhaca aayaddan soo socota, wuxuu fahmayaa in aysan ragga siin dheeraad dhammaystiran, balse ay xustay dumarkuna in ay badh dheer yihiin ragga:

(الرِّجَالُ قَوَّامُونَ عَلَى النِّسَاءِ بِمَا فَضَّلَ اللَّهُ بَعْضَهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ)
“Ragga ayaa masuul ka ah dumarka, sababtuna waa dheeraadka uu Eebbe siiyay badhkoodba badhka kale.”

Aayaddan waxa ku cad in ay ragga khasab ku tahay in ay gutaan waajibaadka uu Alle saaray iyo in ay lammaanahooda ku kaalmeeyaan masuuliyadaha saaran. Sidaas darteed, ma jiro jinsi jinsiga kale wax dheer aan ahayn xilka uu Alle mid kasta saaray ee uu faray in uu u guto qaabka ugu quruxda badan. Ninku, gabadha waxa uu dheer yahay gallado, gabadhuna waa la mid, waana sida ay keensanayso dabeecadda abuurta ee labada jinsi. Dulmiga ugu weynina waa in aynnu ku andacoonno in ay labada jinsi siman yihiin. Maya, jinsi kastaa waxa uu leeyahay astaamo iyo duruufo u gaar ah oo aan la barbardhigi karin ka kale. Sidaas awgeed, Eebbe weyne jinsi walba wuxuu saaray masuuliyado ku habboon abuurtiisa, waxaanu faray in aysan isku fiirfiirsan oo uu mid kastaa h**e ka qabsado hawlihiisa:

(وَلَا تَتَمَنَّوْا مَا فَضَّلَ اللَّهُ بِهِ بَعْضَكُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ ۚ)
“Ha u tamanniyina deeqda uu Alle siiyay badhkiinba badhka kale”

Markay joogto arrimaha xuquuqaha, nusuusta Qur’aanku waxay xustay in uu Alle ragga ka dheeraad siiyay dumarka, sida uu dumarkaba uga dheeraad siiyay ragga; tanina waa figta ugu sarraysa cadaaladda u dhexaysa labada jinsi:

(وَالْمُؤْمِنُونَ وَالْمُؤْمِنَاتُ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ)
“Muuminiinta lab iyo dheddigba, badhkoodba badhka kale ayay u yihiin hiil iyo xigto.”

Amminka laga hadlayo arrimaha la xidhiidha wada dhaqanka lammaanaha, sinnaantu waa lama huraan, sidaa darteed ayuu Eebbe Qur’aanka kariimka ah ugu yidhi:

(وَلَهُنَّ مِثْلُ الَّذِي عَلَيْهِنَّ بِالْمَعْرُوفِ ، وَلِلرِّجَالِ عَلَيْهِنَّ دَرَجَةٌ)
“Dumarka waxa u sugnaaday xaddi u dhigma xaqa lagu leeyahay oo wanaag ah, ragguna dheeraad ayay ku leeyihiin dushooda.”

Marka la dhuuxo hadalkan Alle ee sheegaya dumarku in ay leeyihiin xuquuqda lagu leeyahay mid la mid ah, waxa soo baxaysa xaddiga sinnaanta loo baahan yahay waqtiga ay wada dhaqmayaan labada jinsi. Khalad baa laga fahmay dhammaadka aayaddan oo qacda h**eba derajada waxa loo malaynayaa dheeraad, balse fahankaasi waa mid qalloocan oo aan sax ahayn. Marka aad isha mariso kutubta tafsiirkana, waxa kuu soo baxaya micne kale. Imaamka weyn ee Dabari ayaa yidhi:

“Hadallada laga yidhi tafsiirka aayaddan, waxa ugu mudan ka Ibnu Cabbaas ee odhanaya: darajada iyo dheeraadka lagu sheegay aaayaddu waa in uu ninku xaaskiisa ka qabto wax ka mid ah hawlaha guriga oo uu kaga fillaado, waajibkiisana guto.” Qolyo kale ayaa yidhi: “darajadani waa furriinka.” Si kasta oo ay tahay, aayaddan kuma xusna dheeraad.

Qummane: 57-58.
Tarjume: Cabdixakiin Obsiiye.

Xafiiska Warbaahinta&Xiriirka Bulshada MQS.

📚📚📚✍️✍️✍️

27/04/2025

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA QORAYAASHA SOOMAALIYEED:👇

Bookoob: Waa madal loo yagleelay kobcinta garaadka iyo aqoonta dadka Soomaaliyeed. Waa madal lagu baahiyo buugaag afaf qalaad ku qornaa oo lasoo koobay, la turjumay lana codeeyay, waraysiyo, sheekooyin, fan iyo suugaan.

Dhanka kale, Bookoob waxa ay ahmiyad gaar ah siinaysaa buugaagta Afsoomaaliga ku qoran ee ay qorayaasha Soomaaliyeed hindiseen.

Ujeeddooyinka Bookoob waxaa udub dhexaad u ah in qoraaga Soomaaliyeed uu buuggiisa gaarsiiyo dhammaan dadka Soomaaliyeed. Madasha Bookoob waxa ay buuggaaga gaarsiin kartaa malaayiin Soomaaliyeed oo ku nool dunida daafaheeda. Haddii aad beri boqollaal ama kumanyaal buug kusoo bandhigi jirtay halka aad joogto, Bookoob waxa uu iminka buuggaaga oo digital ah misana amnigiisu sugan yahay gaarsiin karaa malaayiin meela kala duwan dunida ka jooga. Haddii mar waliba magaalo lagaa weydiiyo halka buuggaaga laga heli karo, Bookoob waa madal baahidaa adiga iyo aqristahaaga idinka haqabtiri karta!

Faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa bahda Bookoob:👇

Maxamed Cabdi Xaraare:
Agaasimaha Guud.

📞+252623899997-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Cali Suudi Nageeye.
Isku-duwaha Xiriirka Qorayaasha.

📞+262615129477-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Fadlan qoraa, fursaddan ka faa’iidayso.✅

Xafiiska warfaafinta Ee NAQH iyoXafiiska Warbaahinta&Xiriirka Bulshada MQS.

📚📚✍️✍️

26/04/2025

Xafiiska warfaafinta Ee NAQCCM iyoXafiiska Warbaahinta&Xiriirka Bulshada MQS.

📚📚📚✍️✍️✍️

26/04/2025

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed:

Bookoob: Waa madal loo yagleelay kobcinta garaadka iyo aqoonta dadka Soomaaliyeed. Waa madal lagu baahiyo buugaag afaf qalaad ku qornaa oo lasoo koobay, la turjumay lana codeeyay, waraysiyo, sheekooyin, fan iyo suugaan.

Dhanka kale, Bookoob waxa ay ahmiyad gaar ah siinaysaa buugaagta Afsoomaaliga ku qoran ee ay qorayaasha Soomaaliyeed hindiseen.

Ujeeddooyinka Bookoob waxaa udub dhexaad u ah in qoraaga Soomaaliyeed uu buuggiisa gaarsiiyo dhammaan dadka Soomaaliyeed. Madasha Bookoob waxa ay buuggaaga gaarsiin kartaa malaayiin Soomaaliyeed oo ku nool dunida daafaheeda. Haddii aad beri boqollaal ama kumanyaal buug kusoo bandhigi jirtay halka aad joogto, Bookoob waxa uu iminka buuggaaga oo digital ah misana amnigiisu sugan yahay gaarsiin karaa malaayiin meela kala duwan dunida ka jooga. Haddii mar waliba magaalo lagaa weydiiyo halka buuggaaga laga heli karo, Bookoob waa madal baahidaa adiga iyo aqristahaaga idinka haqabtiri karta!

Faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa bahda Bookoob:👇

Maxamed Cabdi Xaraare:
Agaasimaha Guud.

📞+252623899997-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Cali Suudi Nageeye.
Isku-duwaha Xiriirka Qorayaasha.

📞+262615129477-WhatsApp.
🖨️[email protected]

Fadlan qoraa, fursaddan ka faa’iidayso.✅

📚📚📚✍️✍️✍️

Address

Bristol

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bookoob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share