19/01/2026
War-saxaafadeedka burburin ulakac ah oo ay markii labaad ciidamada Kenya kula kaceen xaruntii shirkadda Hormuud ee deegaanka Dhuyac-garoon ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo sababay burburka qalabkii iyo xaruntii shirkadda, iyo in dadkii deegaanku waayaan adeegyadii isgaarsiinta iyo maaliyadda oo lafdhabar u ahaa xiriirka bulshada, ganacsiga, iyo nolol-maalmeedka dadka deegaanka.