Sky Cable TV

Sky Cable TV SKY Cable Tv Saaxiibka dadweynaha Kusoo dhawoow Sky Cable Tv, oo ku xidhnow marwalba.

12/08/2026

Xildhibaan Xasan_Dhuxul_Laabsaalax ayaa magaalada Washington, D.C. kula kulmay siyaasiyiin Maraykan iyo Israa’iiliyiin ah, aqoonyahanno iyo xubno taageera qadiyadda Somaliland, oo ay ka mid yihiin Mudane iyo Michael_Freund.

Kulamada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka iyo Israa’iil, iyo sidii loo horumarin lahaa dadaallada ku aaddan aqoonsiga Somaliland.

Xildhibaanku waxa uu si gaar ah ugu mahadceliyey Prof_Axmed_Xuseen Ciise iyo Jamaal_Yuusuf_Daroor oo door muhiim ah isagu ka qaatay abaabulka kulanka.

09/08/2026

Hogaamiyaha Xisbiga KAAH oo la hadlay Qurba-joogta

06/08/2026

Olole caafimaad oo bilaash ah oo Ka bilaabmay Gurmad hospital ee degmada Ibraahim Koodbuur

06/08/2026

"Carruurtaydii qaarba meel ayay dulsaar ku yihiin..." Hooyo Gurigeedii Dab ka Baabiiyay Oo Codsanaysa Caawimo.

05/08/2026

Wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa ayaa si rasmi ah u shaaciyay hirgelinta jadwalka cusub ee biyo-qeybinta magaalada Hargeysa.

04/08/2026

Amb.Rashiid Gaaruuf oo casuumad qado-sharaf u sameeyay qurbajoogta xisbiga kulmiye

WAR-SAXAAFADEED.Guddoomiyaha Dallada Ururrada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Umbrella ayaa bogaadiyey dadaallada naba...
04/08/2026

WAR-SAXAAFADEED.

Guddoomiyaha Dallada Ururrada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Umbrella ayaa bogaadiyey dadaallada nabadaynta ee ka socda gobollada Awdal iyo Salal, isaga oo ugu baaqay dhammaan beelaha walaalaha ah inay garab istaagaan gogosha nabadda, kana hormariyaan wada hadalka, is-afgaradka iyo walaaltinimada.

Nabaddu waa saldhigga horumarka, amniga iyo wadajirka bulshada. SONYO Umbrella waxay mar walba garab taagan tahay dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo wada noolaanshaha Somaliland.

Nabaddu waa saldhigga horumarka, amniga iyo wadajirka bulshada. SONYO Umbrella waxay mar walba garab taagan tahay dadaallada lagu xoojinayo nabadda iyo wada noolaanshaha Somaliland.

  Amb.Rashiid Gaaruuf oo casuumad qado-sharaf u sameeyay qurbajoogta xisbiga kulmiye.
04/08/2026

Amb.Rashiid Gaaruuf oo casuumad qado-sharaf u sameeyay qurbajoogta xisbiga kulmiye.

WARSAXAAFADEED''Xukuumadda WADDANI waxay shacabka Gobolka Gabiley ka xayuubisay adeegii caafimaadka ee aasaasiga ahaa. X...
01/08/2026

WARSAXAAFADEED

''Xukuumadda WADDANI waxay shacabka Gobolka Gabiley ka xayuubisay adeegii caafimaadka ee aasaasiga ahaa. Xogta rasmiga ahi waxay caddaynaysaa in 14 xarumood oo caafimaad ay maanta yihiin qaar aan shsqaynayn"Non-Functioning", taas oo ka dhigan inaanay wax adeeg caafimaad ah bixinayn. Tani waa caddayn muujinaysa dayacaad baahsan, maamul-xumo iyo ku guuldarraysi waajibkii dastuuriga ahaa ee ilaalinta caafimaadka shacabka.

Xarumaha aan shaqaynayn waa:
1.Xidhinta Health Center
2.Boodhley Public Health Unit
3.Boqor Public Health Unit
4.Bus Public Health Unit
5.Caroguduudan Public Health Unit
6.Ceelgeseed Public Health Unit
7.Diingoobaale Public Health Unit
8.Gaashaamo Public Health Unit
9.Galoolay Public Health Unit
10.Godka Carada Public Health Unit
11.Goray Public Health Unit
12.Ijaara Public Health Unit
13.Ilma Dado Public Health Unit
14.Laaca Public Health Unit.

14 xarumood oo caafimaad oo shaqadii joojiyey ma aha tiro keliya; waa cabbir lagu qiimeeyo fashilka xukuumadda WADDANI ee adeegyada bulshada. Xukuumaddu waa inay si degdeg ah shacabka ugu caddeyso sababta xarumahani u xidhan yihiin, halka ay ku baxday miisaaniyaddii loogu talagalay caafimaadka, iyo goorta dib loo hawlgelinayo. Inta aan taas la helin, masuuliyadda dhibaatada ka dhalata adeeg la'aantan waxay dusha ka saaran tahay xukuumadda.''

Cabdiraxmaan Hadhiye Gudoomiyaha gobolka m.jeex ee xisbiga kulmiye

01/08/2026

Abwaan Tuke oo ilmada Ceshan kari waayay Geerida Fanaan Axmed Cali Cigaal Awgeed

Address

Stapleton Road
Bristol

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Cable TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sky Cable TV:

Shortcuts

Share