
07/12/2024
Dowlaha caalamka ayaa muwaadiniinta ugu baaqay in ay isaga baxaan caasimadda Suuriya ee Dimishiq; iyada oo uu soo gaabanayo xukunka Bashaar Al-Asad oo ay bara-bixinayaan Mucaaridka Hubaysan ee Sunniga ah - HTS.
Asad oo 25 sanno Suuriya haysta, waxa uu Qoyskiisa iyo carruurtiisa hadda u raray Ruushka iyo Imaaraadka Carabta, isaguna wuxuu ka fekerayaa waxa uu samayn lahayn ka dib markii uu wax taageero ah ka waayey dalalka gobolka - AFP.
Maxaa lagu xasuusan doonaa?