Berbera News

Berbera News Berbera News is your source of verified journalistic News Berbera News is your source of Breaking and verified journalistic News.

21/09/2026

Wadada Berbera iyo Hargeysa u dhaxaysa oo ay buux dhaafiyeen gaadiidma Ethiopia u raran

21/09/2026

"Dalka inaad Madaxweyne ka noqoto ku feker" Wasiir Batuun

Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Maanta la kulmay  Safiirka Taiwan u fadhiya  Somaliland mudane Allen ...
21/09/2026

Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Maanta la kulmay Safiirka Taiwan u fadhiya Somaliland mudane Allen Chenhwa Lou iyo ku xigeenkiisa marwo Allison H.C. Chao. Kulankan ayaa lagaga wadahadlay hannaanka uu marayo nidaamka cusub ee diiwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland (Integrated Electoral Management System) iyo kaalinta taageere ee dawladda Taiwan.

Dhinaca kale KDQ ayaa masโ€™uuliyiinta Taiwan uga mahadnaqay taageerada ay dowladda Taiwan siisay Somaliland, gaar ahaan taageeradii ay ka geysatay *doorashadii Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee sannadkii 2021, iyo sidoo kale Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee sannadkii 2024.

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐‰๐’๐‹ oo ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ la ๐๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ข๐ฐ๐š๐ง ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐งe ๐‹๐š๐ข ๐‚๐ก๐ข๐ง๐ -๐ญ๐ž,Wasiirka Arrimaha Gu...
21/09/2026

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐‰๐’๐‹ oo ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‡๐ž๐ž๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ la ๐๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ข๐ฐ๐š๐ง ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐งe ๐‹๐š๐ข ๐‚๐ก๐ข๐ง๐ -๐ญ๐ž,

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, oo ku guda jira safarkiisa shaqo ee dalka Taiwan, ayaa maanta ka mid noqday madaxda iyo masuuliyiinta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Taiwan, Mudane Lai Ching-te, kulan muhiim ah oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Taiwan.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga wanaagsan ee ka dhexeeya Somaliland iyo Taiwan, iyadoo si gaar ah looga wada hadlay arrimaha la xidhiidha amniga, badbaadada bulshada, maaraynta khataraha dabiiciga ah iyo iskaashiga hayโ€™adaha labada dhinac.

Wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulanka ku soo bandhigay muhiimadda ay Somaliland siinayso xoojinta iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo u diyaargarowga khataraha dabiiciga ah, kuwaas oo muhiim u ah ilaalinta bulshada iyo horumarinta awoodaha hayโ€™adaha qaranka.

Madaxweynaha Taiwan, Mudane Lai Ching-te, ayaa sidoo kale kulanka kaga hadlay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga labada dhinac, iyadoo la iska kaashanayo dhinacyada danaha wadajirka ah.

๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐›๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐ข
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐„๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐‰๐’๐‹.

21/09/2026

Qorshuhu wuxuu ahaa in qiimaha korontada dadka laga jabiyo sidii uu ku dhawaaqay Madaxwaynahu go'aankaa maxaa badalay?Maxayse ku heshiiyeen Shirkadaha iyo Xukuumadu arrintan?

Dooda Golaha guurtida
Xildhibaan Garyaqan Mustafe Mohamed

21/09/2026

Golaha Wakiillada JSL oo sheegay in Alshabaab kusocoto Buuraha Macdanta Sanaag

21/09/2026

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha oo kormeer ku tegay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

21/09/2026

Xildhibaan H**e Maxamed Cabdi Yoon oo katirsanaa Xildhibaanadii H**e ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa si rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga KAAH - Somaliland

Hambalyo Eng Maxamuud Daahir Waaberi oo maanta loo magacaabay Xoghayaha Hawlaha Guud ee Heer Qaran ee Xisbiga KAAH - Som...
21/09/2026

Hambalyo Eng Maxamuud Daahir Waaberi oo maanta loo magacaabay Xoghayaha Hawlaha Guud ee Heer Qaran ee Xisbiga KAAH - Somaliland

21/09/2026

Saxaafadda Somaliland oo isku ballansaday Borama

Address

35 Shetland Road, Southmead
Bristol
BS105JW

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera News:

Shortcuts

Share