Ahmed Shiine

Ahmed Shiine '' kala soco warar, dhacdooyinka dunida, madadaalo ''
Rukumo / follow nasoo dheh mahadsanid
(8)

Hambalyo mug weyn ayaan u dirayaa madaxweynaha 5 ta sano ee soo socota hoggaamin doona dawladda waqooyi bari soomaaliya.
30/08/2025

Hambalyo mug weyn ayaan u dirayaa madaxweynaha 5 ta sano ee soo socota hoggaamin doona dawladda waqooyi bari soomaaliya.

πŸ”Š BAAQ KU SOCDA DHAMMAAN REER SSC-KHAATUMOWaxaan baaq mug leh u dirayaa dhammaan dhalinyarada, qurbo-joogta, ganacsatada...
29/08/2025

πŸ”Š BAAQ KU SOCDA DHAMMAAN REER SSC-KHAATUMO

Waxaan baaq mug leh u dirayaa dhammaan dhalinyarada, qurbo-joogta, ganacsatada, culimada, iyo indheergaradkaba ee reer SSC-Khaatumo. Waxaan leeyahay:

Ninka aad arkaysaan waa wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa halgamayaashii geesinimada lahaa ee si lixaad leh uga qayb qaatay halgankii SSC. Waa aqoonyahan kasoo jeeda deegaannada SSC, balse maanta nasiib-darro wuxuu ku jiraa gacanta magafe, waxaana laga doonayaa madax furasho dhan $20,000.

Waxaan la hadlay hooyadii dhashay oo ilmadu ka qubanaysay. Waxay ii sheegtay inay meel kasta martay β€” xoolo hawdka kasoo ururisay, dadna ka baryootantay β€” balse wixii ay awooday waxay ku egtahay $5,000. Waxay hadalkeeda kusoo bandhigtay baraha bulshada, iyadoo u baaqaysa dhammaan bulshada Soomaaliyeed in lala garab istaago wiilkeeda si loo badbaadiyo noloshiisa.

Wiilkani wuxuu gacanta magafe ku jiray in ka badan 6 bilood, wax taageero ahna k**a helin tolkii uu kasoo jeedo. Sidaas darteed, waxaan si naxariis iyo walaaltinimo leh idiinka codsanayaa inaad qayb ka qaadataan badbaadintiisa β€” si aynu uga hortagno halis nafeed oo dhab ah oo soo wajahday walaalkayga Hon. Gaandaa.

Qof kasta oo doonaya inuu la xiriiro hooyada dhashay wiilka, fadlan iigu soo dir farriin luuq ah β€” anigaa si toos ah idiin xiriirinaya.

Noloshiisu waxay halis ugu jirtaa jirdil aan kala joogsi lahayn, maalin walba. Haddii aad wax kale awoodi weydo, fadlan u gudbi baaqan qof kale β€” share-garee β€” si uu u gaadho qof kheyr badan oo Soomaaliyeed oo ka damqanaya xaaladdiisa.

W/Q: Cabdiqani Caqil Ileeye

18/08/2025

Ninkan caadi maaha wuxu sheegayo maxaad ka fahantay πŸ˜€

14/08/2025

Xiis xarago waxay sheegtay nimcaan hillaac inuu khiyaamay, markii h**e ee uu guursaday iyo ilmihii ay udhashay labadaba uu inkiray.....see more

Nasra Bashir AliCongratulationsEducation is the reward of those who dare to dream and work tirelessly for it. Your succe...
06/08/2025

Nasra Bashir AliCongratulations
Education is the reward of those who dare to dream and work tirelessly for it. Your success is proof that determination opens every door.
May your knowledge guide you to even greater heights.

01/08/2025

Shacabka degmada burco.....see more

31/07/2025

Hooyada federalka PL oo 27jirsatay sanad guuro wanaagsan πŸ‡ΈπŸ‡±

31/07/2025

Ciyaalka 2025ka waaba kuwa naga h**eeye πŸ˜„

  caawa ayaa dhidibada loo taagay maamul-goboleedkii 7aad ee kusoo biira   ka jira Soomaaliya, kaas oo ah Waqooyi Bari S...
30/07/2025

caawa ayaa dhidibada loo taagay maamul-goboleedkii 7aad ee kusoo biira ka jira Soomaaliya, kaas oo ah Waqooyi Bari State of Soomaaliya oo xubin ka noqonaya dowlad-goboleedyada ay aqoonsan tahay.

Maamulkan ayaa ka dhashay isku darka iyo , kaas oo ay ku midoobeen dadka dega gobollada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle.
Habeen taariikhi ah ayey u tahay bulshada deegaanadan caawa.

Calanka cusub ee maamulku waa kan hoos ka muuqda, caasimadda maamulka waa magaalada , caasimadda labaadna waa magaalo xeebeedka .

Qaab-dhismeedka maamulka: Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen, Baarlamaan ka kooban 83 xildhibaan, iyo dhammaan hay’adaha kala duwan ee maamulka leeyahay.

Maalinta dabaal-degga iyo aasaaska maamulka ayaa loo asteeyey July/7/2025 sanad kasta.

soo dheh qof calankan hoos hadhsan doona maamulkana kasoo jeeda:

30/07/2025

Shirkii aaranjaan ayaa lugta ku walaaqay miyaa πŸ˜€

30/07/2025

Calanka lama badali karo warsangaliyow shariif ceeryamo.......see more

Address

Bristol

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Shiine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share