Gaydhe Media

Gaydhe Media Halkan kala soco warar iyo barnaamijyo hor marsan
Fadlan mudane fallow nagu caawi 🙏🏽

26/12/2025

Xurmadle Garaad C/Laahi Garaad Saleebaan oo Hoygiisa ku qaabiley Guddiga Nabada iyo Wada Xaajiodka Waqooyi Bari oo maalmahaan la tashiyo wadey .

23/12/2025

Guddoomoyaha Guddiga Maaliayadda BJFS: “Woqooyi-bari wey ku jirtaa miisaaniyadda 2026, si la mid ah maamul-goboleedyada kale.”

18/12/2025

Qar kamida Golaha sare dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa saka so kormeeray xerayaha cidanka Kaydka ah ee mamulka Waqooyi Bari Somali

Xildhibaan DFS Cabdi Qowdhan  Warsame ayaa 7,000$ ugu deeqay xaaladaha abaareed ee ka jirta deeganada Gobolka Xaysimo ee...
22/11/2025

Xildhibaan DFS Cabdi Qowdhan Warsame ayaa 7,000$ ugu deeqay xaaladaha abaareed ee ka jirta deeganada Gobolka Xaysimo ee dawlad goboleedka Waqooyi Bari.

16/11/2025

Golaha sare dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somalia
Ayaa Dib ugu so Gurya noqoday m.lascanood ayago kaso kic timay Casimaadd Dalka Somalia ee muqdisho

06/11/2025

Matalada dhabta (Hon xilbaan cabdi qawdhan iyo Garaad abdilaahi Garaad saleeban Garaad maxamed 🙏🏽❤️

04/11/2025

Golaha sare dhaqanka mamulka Waqooyi Bari ayaa dib ugu so labtay Casimaadd muqdisho ee dalka Somali waxaa ismada dhaqanka waqooyi Bari Somali k**i sagootiyay Gudoomiyihii Maxkamada sare Jaamac saleeban iyo safiirka dalka Somali uu joga Jabuti salad cali jeele

29/10/2025

Ismada dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somalia iyo kuwa G/Banaadir oo si heer sare logu so dhoweyay dalka Jabuuti waxana soo dhoweeyay safirka dalka Jabuuti uu joga Dawlada Somali iyo siyaasinta dalka Jabuuti

29/10/2025

Golaha sare dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somalia iyo siyaasin h**e oo kaso jeeda mamulka Waqooyi Bari ayaa saka uu anba baxay Dalka Jabuuti

28/10/2025

ugaas maxamud ugaas cali ugaas cabdule oo casumay ismada dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somali oo Kusugan Casimaadd dalka Somali ee muqdisho ayago k**i jeeda dalka jabuti

26/10/2025

Ismada dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa kulan la Qatay wasiiro xilibaano ka Tirsan Dawlada fadaralka Somalia waxana ay kulmi donaan madax- wyaanaha Dalwada fadaralka Somalia iyo Raysal wasaraha dalka sacadaha so socoda hadi allha yirahado

26/10/2025

Golaha sare dhaqanka mamulka Waqooyi Bari Somali ayaa manta Gadhay Casimaadda dalka Somalia ee xamar ismada ayaa usi Gudbi doona dalka Jabuuti

Address

Central Liverpool

Telephone

+252634559378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaydhe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share