Keydmedia Online

Keydmedia Online Somalia's top video & news source. Independent, credible, and reliable.

Keydmedia Online was founded in 2010 in London, United Kingdom by a group of young Somali intellectuals. Its mission was serving the Somali people both at home and abroad by providing reliable and objective news, editorials, videos and entertainment, promoting national unity, building a foundation to keep the country united and championing the cause for change. Keydmedia Online is the only Somali

Website that reports on news stories unhindered and conducts serious investigative reporting in the public interest. Keydmedia Online also operates a website and Youtube Channel that has over 18,000 daily visitors and that number is increasing.

Hidden from public view for decades, now offered in an exclusive limited edition of just 50 copies worldwide.
04/01/2025

Hidden from public view for decades, now offered in an exclusive limited edition of just 50 copies worldwide.

Meet Sahro/Sahra

Painting on Canvas by Ali Hassan Said.

Sahra serves as an embodiment and portrayal of the inherent beauty that unfolds beyond the initial honeymoon period.

Rooted in Somali cultural traditions, she symbolizes the commencement of motherhood and the establishment of familial life.

Hidden from public view for decades, now offered in an exclusive limited edition of just 50 copies worldwide.

Halkudhigga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn.
07/01/2023

Halkudhigga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn.

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray. ...

Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka degaanka Hilowle-Gaab ee ku dhaw degmada Ruunirgood, iyadoo Al Shabaab ay sheegtay...
06/01/2023

Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka degaanka Hilowle-Gaab ee ku dhaw degmada Ruunirgood, iyadoo Al Shabaab ay sheegtay in dagaalyahanadooda ay cagta mariyeen xerada.

Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka degaanka Hilowle-Gaab ee ku dhaw degmada Ruunirgood, iyadoo Al Shabaab ay sheegtay in dagaalyahanadooda ay cagta mariyeen xerada....

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo markale la doortay bishii May ee 2022, waxuu siyaasadda arrimaha dibadda siiyay mudn...
06/01/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo markale la doortay bishii May ee 2022, waxuu siyaasadda arrimaha dibadda siiyay mudnaanta koowaad.

Dowladda Farmaajo ayaa ku eedeyn jirtay Imaaraadka faragelinta siyaasaddeeda gudaha, waxayna markaas oo dhawaysatay Qatar, oo dagaal kala dhaxeeya....

Ayman waxay dowladda Mareykanka liiska argagaxisadda iyo shaqsiyaadka la goobayo ku dartay bishii November 2020.
06/01/2023

Ayman waxay dowladda Mareykanka liiska argagaxisadda iyo shaqsiyaadka la goobayo ku dartay bishii November 2020.

Xarunta Manda Bay waa saldhig militari oo ay leeyihiin Ciidamada Mareykanka, oo duqeymo ka fuliso gudaha Soomaaliya, waxayna halkaasi ka ilaaliyaan danaha Washington ee Bariga Afrika....

Farmaajo ayaa u adeegsan jiray NISA inuu ku caburiyo Mucaaradka, Saxaafadda iyo inuu ku boobo doorashadda, iyadoo madaxd...
05/01/2023

Farmaajo ayaa u adeegsan jiray NISA inuu ku caburiyo Mucaaradka, Saxaafadda iyo inuu ku boobo doorashadda, iyadoo madaxdii Hay'adda ay shirqoolo ku dileen dhowr qof, oo Ikraan Tahliil ay ku jirto.

Mahad Salaad oo loo magacaabey agaasimaha NISA bishii May 2022, ayaa qaadey tallaabooyin isbedel uu ku sameeyay nidaamka hay'adda, oo horey dano gaar ah lagu fulin jiray....

Madaxweynaha ayaa dardar-geliyay shaqada dowladda, isagoo aan xafiiska joogin hal sano ayuu wax badan ka qabtay dagaalka...
05/01/2023

Madaxweynaha ayaa dardar-geliyay shaqada dowladda, isagoo aan xafiiska joogin hal sano ayuu wax badan ka qabtay dagaalka Al-Shabaab, dib u habeynta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamka.

Madaxweynaha ayaa dardar-geliyay shaqada dowladda, isagoo aan xafiiska joogin hal sano ayuu wax badan ka qabtay dagaalka Al-Shabaab, dib u habeynta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamka....

Muuse Biixi ayaa soo saarey amar culus oo ku aadan xaaladda magaaladda Laascaanood.
05/01/2023

Muuse Biixi ayaa soo saarey amar culus oo ku aadan xaaladda magaaladda Laascaanood.

Shacabka ayaa hadda gacanta ku haya magaaladda, waxaana laga taagay wadooyinka Calanka Soomaaliya, oo horey mamnuuc uga ahaa meel ay Somaliland maamusho....

Lacagta ugu badan Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaadey inay ku baxdo meel qaldan.
05/01/2023

Lacagta ugu badan Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaadey inay ku baxdo meel qaldan.

Soomaaliya ayaa billowday ka doodista qorshayaasha nidaamka aqoonsiga qaran sannadkii 2018-kii, iyadoo xildhibaannadu ay ansixiyeen sharciga hay'adda aqoonsiga qaranka sannadka 2020-ka....

Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Marey...
04/01/2023

Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka.

Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka....

Dadka shacabka ah ee dhintay waxaa kamid ah hal qoys oo aan qofna ka fakan.
04/01/2023

Dadka shacabka ah ee dhintay waxaa kamid ah hal qoys oo aan qofna ka fakan.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan maleeshiyaad degaanka ah ayaa furay waddo sahayda u marta degmada Maxaas kadib markii ay muddo dheer go’doomiyeen....

Dadka dhaliila siyaadda Tacliinta dowladda, ayaa xusay in dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada ay wali liidato
04/01/2023

Dadka dhaliila siyaadda Tacliinta dowladda, ayaa xusay in dhaqaalaha lagu bixiyo waxbarashada ay wali liidato

Tallaabadan ayaa looga dan leeyahay in lagu gaarsiiyo waxbarasho bilaash ah dhamaan gobollada dalka, inta ku jira gacanta dowladda Soomaaliya....

Address

Chingford

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keydmedia Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Keydmedia Online:

Share