Horizon Somalia

Horizon Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horizon Somalia, Media/News Company, 19 Croydon Close, Coventry.

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay ka mid yihiin; Kenya, Tansaaniya, Uganda iyo Rwanda ayaa ka soo horjeestay go’...
28/12/2025

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay ka mid yihiin; Kenya, Tansaaniya, Uganda iyo Rwanda ayaa ka soo horjeestay go’aankii Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland.

Warar aanu helnay ayaa sheegaya in Sanatar Cismaan Abokar Dubbe uu iska casilay xubinnimada golaha aqalka sare ee Baarla...
28/12/2025

Warar aanu helnay ayaa sheegaya in Sanatar Cismaan Abokar Dubbe uu iska casilay xubinnimada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sanatar Dubbe oo haatan ku sugan Nairobi ayaa la aaminsanyahay inuu isku casilay arinta la xiriirta aqoonsigii la siiyay maamulka Soomaaliland.

Farriinta Dowladd gobaleedka Hirshabeelle
27/12/2025

Farriinta Dowladd gobaleedka Hirshabeelle

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah ugu yeertay laba safiir, kaddib markii Sirdoonka Qaranka ...
27/12/2025

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah ugu yeertay laba safiir, kaddib markii Sirdoonka Qaranka uu soo gudbiyay xog muujinaysa in safiirradaasi ay Gobollada Waqooyi kala shaqeynayeen arrimo la xiriira is-aqoonsi.

Sirdoonka Qaranka ayaa bilaabay hawlgallo degdeg ah oo ku saabsan arrimaha dibadda, waxaana mid ka mid ah safiirrada lagu amray in uu dalka ku soo laabto muddo hal maalin gudahood ah.

27/12/2025

Xildhibaanad Caasho Koos "War miyaan Alle ka cabsanayn, Maanta ma waxaad keenteen inaad calanka Yahuudda xirataan, dadkiinna kuwii xasuuqay idinkana idin dhaafimayaan."

Dawladda Qatar oo iyana ku biirtay Dawladda ka soo horjeestay Is aqoonsiga Somaliland iyo YH
27/12/2025

Dawladda Qatar oo iyana ku biirtay Dawladda ka soo horjeestay Is aqoonsiga Somaliland iyo YH

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) waxa uu hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaagayaa dhammaan Um...
29/03/2025

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) waxa uu hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaagayaa dhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Allaha naga wada aqbalo acmaashii wanaagsanayd.

Ku wada ciida caafimaadsan.

Trump ayaa siidaayey warqoraalla oo kooban bartiisa warbaahinta bulshadda, Wuxuu sheegay in kulankii maanta ka dhacay aq...
28/02/2025

Trump ayaa siidaayey warqoraalla oo kooban bartiisa warbaahinta bulshadda, Wuxuu sheegay in kulankii maanta ka dhacay aqalka cad uu faa'ido badan ka helay, haduusan dhici lahayna uusan fahmeen wax badan oo uu gartay intii shirkii muranka ahaa lagu guda jirey.

Wuxuu sheegay in Zelensky ku xad gudbay xushmo darana kula kacay Maraykanka. Wuxuu yidhi ninkani nabad ma rabo, ee marka uu nabad u soo diyaar garoowo ha noo yimaado.

Madaxweyne Trump ayaa sidii ugu xushmadda-darayd ula dhaqmay dhiggiisa Ukraine oo  tegey Aqalka-cad, Zelenskyy ayaa ka w...
28/02/2025

Madaxweyne Trump ayaa sidii ugu xushmadda-darayd ula dhaqmay dhiggiisa Ukraine oo tegey Aqalka-cad, Zelenskyy ayaa ka war-wareegey in uu Mareykanka u saxiixo macdanta naadirka ah ee Ukraine.

Trump ayaa yidhi: "Malaayiin qof baa noloshooda ku khamaartay, dagaalkii saddexaad ee Adduunka ayaa samaysay, nama ixtiraamaysid, heshiiska ii saxeex ama bax."

28/02/2025

Shuute, oo soo xiray Abdi wabiir, Magacislayda ahaa ee mar u gacan galay Alshabaa..

Address

19 Croydon Close
Coventry
CV35EJ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horizon Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horizon Somalia:

Shortcuts

Share