Geedi Show

Geedi Show Content creator

Nasiibku sidaan ayuu shaqeeyaa, wuxuu ka badbaaday dhibaato maanta maradiisa waa Nadiif๐Ÿ˜Ž๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘Œ
19/01/2026

Nasiibku sidaan ayuu shaqeeyaa, wuxuu ka badbaaday dhibaato maanta maradiisa waa Nadiif
๐Ÿ˜Ž๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘Œ

Degdeg: Dowladda Suuriya ayaa ku dhawaaqday in heshiis xabbad-joojin ay la gashay Ciidamada Dimuqraadiga Suuriya (SDF) e...
18/01/2026

Degdeg: Dowladda Suuriya ayaa ku dhawaaqday in heshiis xabbad-joojin ay la gashay Ciidamada Dimuqraadiga Suuriya (SDF) ee ay hoggaamiyaan Kurdiyiinta.

18/01/2026

Trump oo Burburinaayo Qaramada Midoobay

17/01/2026

Trump miyuu waashay?

Full first comment ๐Ÿ‘‡

Daahi Khlafaan waa lagu shactareestaa Marka la joogo Parta X waxaa loo yaqaan Daahee Khaan๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
16/01/2026

Daahi Khlafaan waa lagu shactareestaa Marka la joogo Parta X waxaa loo yaqaan Daahee Khaan๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

ู…ุงู„ูƒู… ู„ุงุชู†ุทู‚ูˆู†ุŸ
13/01/2026

ู…ุงู„ูƒู… ู„ุงุชู†ุทู‚ูˆู†ุŸ

12/01/2026

Ingiriis dhaladkiiyow Xagee ka dhunkadaa๐Ÿคฃ

Kulanka Trump iyo Shirkadaha Energy-ga Maraykanka, wuxuu ku soo dhamaaday Fashil, shirkadahi waxay diideen in ay bixiyaa...
12/01/2026

Kulanka Trump iyo Shirkadaha Energy-ga Maraykanka, wuxuu ku soo dhamaaday Fashil, shirkadahi waxay diideen in ay bixiyaan 100 bilyan oo maal-gelin ah laba sabab darteed.

1- saliidda Venezuela ma ahan Mid fudud, waxay ku jirtaa dhul nugul, waxaana la mataan kiimikooyin kale wuxuu u baahanyahay lacag badan iyo waqti dheer.

2- wadanka ma ahan mid degan sharci ahaan waxaana ka howl-galo maleeshiyaad gang ah oo kala duwan oo lagu daray ciidan calooshood u shaqeestayaal ah oo Colombia ka soo deedaa uu madaxwayne Maduro isku ilaalin jiray


Sawirkaan waxuu ka koobanyahay Nuclear + Drone iyo Jihada Muslimiinta sidaasi ay tahay Soomaalida wuxuu ugu dhigan yahay...
11/01/2026

Sawirkaan waxuu ka koobanyahay Nuclear + Drone iyo Jihada Muslimiinta sidaasi ay tahay Soomaalida wuxuu ugu dhigan yahay Rajo.

Haddii aadan Fadhin miiska lagu heshiinayo waxaa tahay waxa laga heshiinaayo,

Dunida waa la geybiyay maanta

Taiwan waxaa leh China
Ukraine waxaa leh Russia
Venezuela waxaa leh USA

Inta kale ku heshiiya ๐Ÿ˜Ž๐Ÿ‘Œ

N-Yahu dhaqankiisa inta aan ka Aqaano safarka madaxwaynaha Laascaanood waa adkaa doonaa, waana meesha laga ogaan doono q...
11/01/2026

N-Yahu dhaqankiisa inta aan ka Aqaano safarka madaxwaynaha Laascaanood waa adkaa doonaa, waana meesha laga ogaan doono qorshaha dhabta ah ee ISR.

Haddii uu suurtagalo Somaliland waa la khiyaamay meel ku sii qoro.๐Ÿ‘€

09/01/2026

Meyman Official โœ… waa soconaa

Kacdoonkaan uma eko in uu ka badbaadi doono wadaadkan balse waxaa Su'aalshu tahay Maxaa dhici doono Xukunka Ayaatulahi k...
09/01/2026

Kacdoonkaan uma eko in uu ka badbaadi doono wadaadkan balse waxaa Su'aalshu tahay Maxaa dhici doono Xukunka Ayaatulahi ka dib?

Address

Greater Manchester
M144UF

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedi Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geedi Show:

Share