Codka SSC Khaatumo

Codka SSC Khaatumo Codka Shacabka SSC
Khaatumo

War deg dega .Imaaraadka Carabta ayaa ka codsaday Puntland inay gacanta ku dhigto magaalo xeebeedka Laasqoray ee gobolka...
29/07/2025

War deg dega .

Imaaraadka Carabta ayaa ka codsaday Puntland inay gacanta ku dhigto magaalo xeebeedka Laasqoray ee gobolka sanaag oo ay geyso ciidanka ay maalgaliso ee PMPF si looga hortago in deegaaskaas laga dhiso Deked Sida uu qoray warsidaha Allafrica .

Imaaraadka ayaa u arka in Maamulka Dhismihiisu ka socdo Laascaano uu Deked ka dhisi karo Laasqoray taasina ay khasaaro ku keeni karto maalgalinta Imaaraadku ku sameeyay Dekedaha berbera iyo Boosaaso.

Imaaraadka ayaa Puntland iyo Somaliland heshiis kula galay in aan Dekad laga dhisin dhul masaafo ahaan u dhow Dekadahan Sida uu Allafrica kasoo xigtay Ilo xog ogaal ah .

Source Allafrica.

29/07/2025

Warkii idaacada SSC Khaatumo 29/07.2025 wararki u dambeeyey caalamka

28/07/2025

Warki. habeenimo / SSC Khaatumo 28/07.2025 wararki u dambeeyey caalamka

28/07/2025

Warka duhurnimo idaacada codka SSC Khaatumo 028 07.2025 wararki u dambeeyey

27/07/2025

Warka Habeenimo idaacada codka SSC Khaatumo 26.07.2025 wararki u dambeeyey caalamka

27/07/2025

Warka duhurnimo idaacada codka SSC Khaatumo 27.07.2025 wararki u dambeeyey caalamka

26/07/2025

Warkii habaynimo idaacada codka ssc khaatumo *27.07.2025* wararkii ugu danbeeyey gaari

26/07/2025
26/07/2025

Warka duhurnimo idaacada codka SSC Khaatumo 26.07.2025 wararki u dambeeyey caalamka

25/07/2025

Shacabka Ssc khaatumo oo isku tashi ku dhisanaya wadada isku xirta Ceerigaabo iyo laascaanood
Adeer tani dhaqaaqday

25/07/2025

Warka duhurnimo idaacada codka SSC Khaatumo 25 07.2025 wararki u dambeeyey xaalada kasoo cusboobaatay deegaanada .....

Address

Gorham Place
Hammersmith
W114PP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka SSC Khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka SSC Khaatumo:

Share