DarwiishTV

DarwiishTV Darwiish TV, which presents , educative and entertainment programmes
(3)

Madasha Siyaasada Puntland oo Taageeray Shirka Dhamaystirka Maamulka SSC Khaatumo
13/07/2025

Madasha Siyaasada Puntland oo Taageeray Shirka Dhamaystirka Maamulka SSC Khaatumo

12/07/2025

Ciidamada Amaanka Maamulka SSC-KHAATUMO Oo Amniga Caasimada aad Usugay

Jaabir Bulshaawi

SSC-Khaatumo Diaspora Declares Full Support for the SSC-Khaatumo General Assembly Conference in Laascaanood
12/07/2025

SSC-Khaatumo Diaspora Declares Full Support for the SSC-Khaatumo General Assembly Conference in Laascaanood

12/07/2025

Madaxwaynaha maamulka SSC khaatumo oo Caawa Gaaray hoolka loogu talagalay shirwaynaha

Shirwaynaha dhamaystirka Maamulka ayaa si Rasmiya berri uga furmaya Caasimadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo.
12/07/2025

Shirwaynaha dhamaystirka Maamulka ayaa si Rasmiya berri uga furmaya Caasimadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

12/07/2025
12/07/2025

Beesha cabdirahman Harti { Kaska Qabe } oo ka mida Beelaha SSC khaatumo dega ayaa kulan caawa ku yeeshay magalada Laascanod

Shirka dhameystirka DG SSCKH iyo safarka safiirka Soomaaliya ujooga Wadanka Uk  Safarkiisu ayaa xuuraan hoose sheegayaan...
12/07/2025

Shirka dhameystirka DG SSCKH iyo safarka safiirka Soomaaliya ujooga Wadanka Uk Safarkiisu ayaa xuuraan hoose sheegayaan inuu daaranaa in Culeys la saaro lagaga hortagayo qabsoomadda shirka Masiiriga ah ee kadhici doona Caasimadda DG SSCKH ee loo madlan yahey.

Waxa aad looga warqabaa uxuslinta iyo loobinka Siyaasada wadanka UK iyo Sympathy ay uhayso Goonigoosatadda Soomaalidiidka iyo naceybka iyo Debindaabyadda DGSSCKH ay kuhayaan oo duriyadeeda Daraawiishta ay Maryo dhiigale kala furteen qarnigii 19aad bilawgiisii oo weli aaney hilmaamin.”Ileyn sida Soomaalida umul maahee”!.

Iskusoo wada duuboo dadka DG SSCKH waa ka warhayaan arimahaa Garowe kasocda,waxeyna Dawladda Soomaaliya Waziirkeeda Arimaha Dibadda ugu baaqayaan in Shuruucda Caalamiga ah ee diplomacy la xaq dhawro.

Maxaa yeeley Dalka Soomaaliya waa Dal madaxbanaan oo leh siyaadadiisa (Sovereignty) dhuleed iyo Qaranimo.

12/07/2025

Hogaamiye Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Ayaa Salaan iyo Booqasho Hoygiisa Ugu tegay Halgamaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash

Caarif Jama

12/07/2025

Hogaamiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl Ayaa Kulan salaan iyo Booqasha ah ugu Tagay Garaad cabdilaahi Garaad saleeban Garaad maxamed oo ah duub dhaqan oo ku suntan Qadiyada iyo midnimo wada jirka Bulashada mamulka ssc-khaatumo

HNK TV
12/07/2025

HNK TV

Address

Hammersmith

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DarwiishTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DarwiishTV:

Share

Category