Saryan

Saryan π—¦π—›π—˜π—˜π—žπ—’π—’π—¬π—œπ—‘ π— π—”π—”π—Ÿπ—œπ—‘π—Ÿπ—˜ 𝗔𝗛 https://www.facebook.com/pg/Baxdo/about/?ref=page_internal #

24/09/2026

Firimbiland iyo Oday Bayle mashruuc Waxbaa helay πŸ˜‚πŸ˜‚
γ‚šviralγ‚·

10/09/2026

Calooshood u shaqeystayaal y@huuda ilaaliya ayuu sheegay in uu qaza u diraayo hargeysana baahi ayaa loogu dhamaaday. γ‚šviralγ‚·

  Gooni u goosatdii waxey taaganyihiin 2kun oo Calooshood ushaqeystayaal ah ayaan u direynaa Gaza si eey yahuuda uga ila...
10/09/2026

Gooni u goosatdii waxey taaganyihiin 2kun oo Calooshood ushaqeystayaal ah ayaan u direynaa Gaza si eey yahuuda uga ilaaliyaan kooxaha wax iska caabinta reer gaza.
γ‚šviralγ‚·

Dhiiga Askarigaan waa xujo hortaal xasan sheekh iyo xukuumadiisa.Waa in la daldalaa dhamaan ragii qeyb ka ahaa dilkiisa....
10/09/2026

Dhiiga Askarigaan waa xujo hortaal xasan sheekh iyo xukuumadiisa.

Waa in la daldalaa dhamaan ragii qeyb ka ahaa dilkiisa.
γ‚šviralγ‚·

08/09/2026

Cagaftii oo Boosaaso gaartay.
γ‚šviralγ‚·

06/09/2026

Cabdi faaruq Waxbaa helay 🀣🀣
γ‚šviralγ‚·

05/09/2026
03/09/2026
31/08/2026

Yaa 🀣

Qofka soomaaliga ah ee nasabka ahi si kasta oo uu u dhibsado ama uga xumaado xifaaltan qof kale oo soomaali ah marna ma ...
26/08/2026

Qofka soomaaliga ah ee nasabka ahi si kasta oo uu u dhibsado ama uga xumaado xifaaltan qof kale oo soomaali ah marna ma ahan kii gacantiisa midig shisheeye u dhiiba.

Ma jecli aragtida gooni u goosadka ah ee waqooyi ka jirta qofka ugu fog uguna neceb ayaan ahay aragtidaas lkn dadka soomaaliyeed ee aragtidaas qaatay ma necbi xumaana uma rajeynaayo, waa hubaal waan xifaaleeyaa maamulka ciro iyo taageerayashiisa lkn maalin uma rajeyn ciro oo yahuud isku dhiibay in musiibo hesho ama anigu aan cadaw u gacan galiyo xitaa hadii aan awoodi lahaa.

Qofka nuucaan ah ee jaajuuska ah nasab ma ahan 40sano ee ugu danbeeyey ummada soomaaliyeed dad badan oo aan Somali aheyn dhaqan iyo dhiig ahaan ayaa kusoo biiray kuwaas iyo ilmihii eey dhaleen la yaab malahan in eey sidaan oo kale u dhaqmaan.

Address

W 53 A120
Harwich

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saryan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saryan:

Shortcuts

Share

Category