Somali Cable TV

Somali Cable TV Kusoo dhawaada Telefishinka caalamiga ah ee Somali Cable TV

29/07/2025

Gudoomiye Yabooh oo xilka u kala wareejiyay Gudoomiyaha cusub iyo Gudoomiyihii h**e ee degmada Shibis.

Wariye Ismaaciil Yabaroow ayaa ka waramaya.

29/07/2025

Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Hirshabeelle oo magaalada Jowhar ka furtay shir looga hadlayay Garsoorka Hirshabeelle.

29/07/2025

"Reer Shibis Cali buux ha idiin noqdo gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la idiin soo magacaabo"

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh.

29/07/2025

Toos Muqdisho:- Barnaamijka Xulka Wararka.

29/07/2025

"Xil ka qaadis ha ku mashquulina, xilka Alle ayaa bixiyo, hadii berito lagaa qaadayo maanta masuuliyadada gudo hana u dayicin xilkaa lagaa qaadi rabaa"

Gudoomiyaha degamda Yaaqshid Suleymaan Fargax

29/07/2025

Marwa Fertility Center oo Guul wayn ka gaartay Bacriminta IVF ,Maxayse Soomaliya kaga dhigantahay ?

Wariye Cabdixafiid Nuur Barre Ayaa kawaramaya.

29/07/2025

SHEEKADA RUKUB:- Gudoomiye Muungaab maalmahan Rukub idin ma dhahaayo Xilkana idinka maqaadaayo ee walwalka Joojiya Saaxiibayaal"

Gudoomiyihii h**e ee degmada Shibis Cali Somali.

29/07/2025

Qodobada Warka Somali Cable TV Muqdisho. 29-07-2025.

29/07/2025

Beesha karanle oo cambaareysay qaabkii loo qeybiyay gobolada iyo degmooyinka ee Dowlad deegaanka Soomaalida.

29/07/2025

Maamulka sare ee Dahabshiil Bank iyo Dahabshiil Group ayaa maanta kulan heer sare ah la yeeshay Dibloomaasiyiin ka Socday Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta Dowladda UK (FCDO), oo ay ka mid yihiin Ammbasador Charles King iyo Safiir Louise Hancock.

29/07/2025

"Canug Soomaliyeed oo si Artificial ah ku uurgalay inaan hooyadiis la dabaaldegeyno waa noo farxad"

Dr Cabdiraxman Nuur Cabdi Agaasimaha Marwa Fartility

29/07/2025

"Horumuud waa ganacsiga ugu h**eeya oo loo qeyladhaan diro markii xaalad gurmad u baahan dalku galo"

Jibriil Cabdirashiid Raisul Wasare Kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federalka.

Address

Hendon

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Cable TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Cable TV:

Share