Abdinasir Musharaf

Abdinasir Musharaf وَتَوَكَّلْ عَلَى للَّهِ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ وَكِيلً

Waxaan uhambalyeynayaa Taliye Abdi Ibrahim Shaamow (Abdi-Dheere) Taliyaha Boliiska Dowladda Koonfur Galbeed oo Madaxweyn...
08/01/2026

Waxaan uhambalyeynayaa Taliye Abdi Ibrahim Shaamow (Abdi-Dheere) Taliyaha Boliiska Dowladda Koonfur Galbeed oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mohamud udalacsiiyey Darajada S/Guuto.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, Muqtar Axmed Ibraahim (Dugudow), oo loo dall...
03/01/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, Muqtar Axmed Ibraahim (Dugudow), oo loo dallacsiiyey darajada Gashanle Sare.

Dallacsiintani waxay markhaati u tahay dadaalkaaga, hoggaamintaada suubban, iyo doorka muuqda ee aad ka qaadatay sugidda amniga iyo u adeegidda bulshada Magaalada Baydhabo iyo Deeganada Hoosyimaada.

Hambalyo Taliye Dugudow Shaqo Wacan.

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay soo saartay *Buugga Hagaha Canshuur-bixiyaha*, kaas oo s...
29/12/2025

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay soo saartay *Buugga Hagaha Canshuur-bixiyaha*, kaas oo si cad u sharxaya noocyada canshuuraha, cidda laga rabo, qadarka, iyo waqtiga bixinta.

👉 Akhri buugga halkan:
https://southwestmof.so/wp-content/uploads/2025/12/Hagaha-Canshuur-Bixiyaha1.pdf

Haddii aad qabto su’aal, talo, tusaale, ama toosin, fadlan la wadaag wasaaradda ama si toos ah ula xiriir Wasaaradda adigoo adeegsanaya cinwaanada ku xusan buugga.

Deegaan Development Organization ayaa wacyigelin ku saabsan isbeddelka cimilada iyo la qabsiga ka fulisay tuulada   ee d...
28/12/2025

Deegaan Development Organization ayaa wacyigelin ku saabsan isbeddelka cimilada iyo la qabsiga ka fulisay tuulada ee duleedka magaalada Baydhabo.

Wacyigelintan ayaa diiradda lagu saarey saameynta isbeddelka cimilada, ilaalinta biyaha iyo deegaanka, hab nololeedyo u adkaysan kara isbeddelka cimilada, iyo yaraynta khataraha la xiriira fatahaadaha iyo abaaraha.

Ujeeddadu waxay tahay in la xoojiyo wacyiga bulshada lana dhiso adkaysiga bulshada si ay si wanaagsan ula qabsato saameynta isbeddelka cimilada.

Taliye: Mohamud Sheikh Ali isaaq ✅ G/le Sare ayaa lagu abaalmariyey Hawsha Qaran ee Xafiiska Taliska Ilaalida Wadooyinka...
21/12/2025

Taliye: Mohamud Sheikh Ali isaaq ✅ G/le Sare ayaa lagu abaalmariyey Hawsha Qaran ee Xafiiska Taliska Ilaalida Wadooyinka Sidoo kale Nabad ka dhigey Amniga Jidadka Mogadisho iyo badqabka Gawaarida. Waxaa lagu abaalmariyey Hawsha uu uhaayo Shacabka.

Koonfur Galbeed k**a qeybgaleyso Ciyaaraha. Sida uu shaaciyey wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Mudane...
16/12/2025

Koonfur Galbeed k**a qeybgaleyso Ciyaaraha.

Sida uu shaaciyey wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Mudane Salmaan Ali, Koonfur Galbeed k**a qeybgali doonta ciyaaraha Dowlad Goboleedyada.

14/12/2025

Muxuu yiri? Laam sideew Maay! Reer Buur-hakaba waxan waxay yihiin dadka halkaas kudhashey ee Wiilkan sheegaayo soo hadla.

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mud...
14/12/2025

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Hassan Adam Hoosow ayaa kulan Isxog-wareysi ah layeeshey qaar kamid ah golaha dhalinyarada Digil iyo Mirifle ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Dr. Hoosow ayaa dhallinyarada ku bogaadiyey howlaha baaxadda leh ee ay hormuudka ka yihiin, isagoo sidoo kale ku baraarujiyey in shaqada iyo fursadaha horumarineed guud ahaan dalka la baahiyo lana mideeyo, isla markaana aan lagu koobnin hal ama laba deegaan oo gaar ah, sida Koonfur-galbeed ama Gobolka Banaadir oo keliya.

Dhankooda, dhallinyarada ayaa si weyn u soo dhaweeyey aragtida iyo talooyinka Dr. Hoosow, waxayna weydiiyeen su’aalo kala duwan oo la xiriira horumarinta dhaqaalaha, shaqo-abuurka, iyo fursadaha ay dhallinyaradu ka heli karaan siyaasadaha qaranka, kuwaas oo dhammaantood uu si waafi ah uga jawaabay.

Hogaanka dhalinyarada DM ee Banaadir ayaa wada dadaalo ay bulshada ku gaarsiinayaan masuuliyiinta Dowladda Federaalka, si loo xoojiyo wada-xiriirka, loona helo matalaad dhab ah oo ka tarjumaysa baahiyaha iyo aragtida bulshada.

Hambalyo Gudoomiyaha Ururka BulshoKaab Mudane Hassan Mohamed (Tabartaa) Xilka Allah kula garabgalo sxb.
12/12/2025

Hambalyo Gudoomiyaha Ururka BulshoKaab Mudane Hassan Mohamed (Tabartaa) Xilka Allah kula garabgalo sxb.

Waxaan Caafimaad taam ah urajeynayaa Ciyaarayahan Omarkey oo galabta dhaawac kasoo gaarey garabka. Bro, Caafimaad taam a...
12/12/2025

Waxaan Caafimaad taam ah urajeynayaa Ciyaarayahan Omarkey oo galabta dhaawac kasoo gaarey garabka.
Bro, Caafimaad taam ah kuu rajeynayaa insha Allah soo kabasho deg deg ah insha Allah.

Mogadisho: Xildhibaan Ibraahim Yarow ayaa Bulshada Beesha   ee Kunool Gobolka banaadir kala qeybgaley Xaflad lagu taagee...
12/12/2025

Mogadisho: Xildhibaan Ibraahim Yarow ayaa Bulshada Beesha ee Kunool Gobolka banaadir kala qeybgaley Xaflad lagu taageerayey Gogoshiisa nabadeed iyo dib-uheshiisiinta.

12/12/2025

Maalgashi Muhiim ah.
Aragti aad i aad muhiim u ah iyo go’aan wadaninimo leh ayey qaateen dhamaan bahda Xaruunta Cusub ee Café ee laga hirgaliyey magaalada Baydhabo.

Hambalyo ayaan idin leeyahay Business guuleysta Alle ha idinkaga dhigo.

Address

Hounslow
TW59JX

Telephone

252615767550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Musharaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share