Kilwe Media

Kilwe Media Wakaaladda Wararka Kilwe Media
🤳 Whats Up +252-907793482

22/09/2026

Shirarka ka dib Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Salah Jama, oo adduunka madaxdi ka socotay kala hadlaya midnimada Soomaliya in ay tahay lama taabtaan.
Kilwe Media

22/09/2026

"Soomaaliya waxay qaadaysaa talaabooyin Degdeg ah"
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud
Kilwe Media

Waxa maanta Muqdisho ka furmay Bandhigga Caalamiga ah ee Wax-soo-saarka Warshadaha(SOMIPEX) ee Soomaaliya, kaas oo uu si...
22/09/2026

Waxa maanta Muqdisho ka furmay Bandhigga Caalamiga ah ee Wax-soo-saarka Warshadaha(SOMIPEX) ee Soomaaliya, kaas oo uu si rasmi ah u daahfuray Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2aad ee XFS, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi.

Bandhiggu waa madal isu keenaysa warshadleyda, ganacsatada iyo maalgashadayaasha kala duwan si loo soo bandhigo wax-soo-saarka dalka iyo fursadaha maalgashi, iyada oo lagu daah-furay astaanta “Made in Somalia – Wax-soo-saarka Gudaha Soomaaliya.”

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaduhu waxay mudnaan siinaysaa dhiirrigelinta wax-soo-saarka gudaha, kobcinta warshadaha, shaqo-abuurka iyo yareynta ku-tiirsanaanta badeecooyinka dibadda laga keeno.
Kilwe Media

22/09/2026

Garoowe, Wa lagu shiiday Wasiiradii baa istaafkoodii intay qoryaha kala goostaan Burcad-badeed ugu shaqo tagayaan.

Wasiir ka tirsan Xukuumada Deni, ayaa lagala goostay 14 qori oo Ak 47 ah iyo gaari cabdi Bile ah oo uu saaranyahay qori Dhashiike ah.
Askarigii waxa lagu sheegay Xeebaha Gobolka Nugaal.

22/09/2026

Wasiir Fiqi oo Cirka isbaaro dhiganaya...
Kilwe Media

22/09/2026

“Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaduhu waxay garab taagan tahay qof kasta oo dalka wax ku soo saara, warshad dhisa, shaqo abuura, maalgashadana ku sameeya Soomaaliya. Qofkaas waa saaxiibka Wasaaradda, waana qofka aan la shaqeynayno.

Walaalaheenna maanta wax soo dhoofiya waxay leeyihiin aqoon, xirfad iyo awood ay dalka wax ugu soo saari karaan. Waxaa la joogaa waqtigii aan kordhin lahayn wax-soo-saarkeenna, isla markaana aan yareyn lahayn ku tiirsanaanta badeecooyinka dibadda laga keeno.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Mudane Amb. Gamal Mohamed Hassan

22/09/2026

,
Waqooyi-Bari Dawladnimo buuxda iyo Kala danbayn ayaa ka jirta.
Kilwe Media

22/09/2026

Ciidanka Booliska Waqooyi Bari oo Taleex ku qabtay kooxo lagu eedeeyay xaalufinta deegaanka
Kilwe Media

22/09/2026

Gabar Kalideeda Iib ku raadinaysa ogow sababta ka danbaysa..

Dalka   Labo walalo ah oo mataana ah ayaa wajahaya in laga soo musaafuriyo dalka Swedan loona soo diro Soomaaliya, Iyado...
22/09/2026

Dalka Labo walalo ah oo mataana ah ayaa wajahaya in laga soo musaafuriyo dalka Swedan loona soo diro Soomaaliya, Iyadoo Hooyadood iyo walalahood ay ku nool yihiin dalka Swedan.

Alia iyo Abdinajib ayaa hadda lagu hayaa xarun ay maamusho Hay’adda Socdaalka Sweden ee Migrationsverket, waxaana la qorsheeyay in Soomaaliya loo masaafuriyo 22-ka Sebtembar.
Kilwe Media

Address

1M
Langley
114X

Telephone

+252907793482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kilwe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share