06/06/2023
Hakan Çalhanoglu ayaa xaqiijiyay: “Waan sii joogi doonaa oo waan kordhin doonaa qandaraaskayga Inter. Ma doonayo inaan ka tago kooxda, aad ayaan ugu faraxsanahay halkan”, ayuu u sheegay NTV. ⚫️🔵🇹🇷
Çalhanoglu ayaa h**ey u saxiixay qandaraas cusub oo waqti dheer socon doona ilaa June 2027, si loo daah furo ka dib finalka UCL.