RNN Somali TV

RNN Somali TV RNN Somali TV is the Digital Online TV Station in Somalia

26/12/2025

DEG DEG:Wasiirka Warfaafinta XFS oo Warbaahinta La Wadaagay Bayaanka DFS Ee Aqoonsiga Somaliland..

DEG DEG: Dowladda Federalka Somaliya Ayaa Go,aan Rasmi ah Ka Soo Saartay Aqoonsiga Isr,iil Ee Somaliland
26/12/2025

DEG DEG: Dowladda Federalka Somaliya Ayaa Go,aan Rasmi ah Ka Soo Saartay Aqoonsiga Isr,iil Ee Somaliland

DEG DEG:Mowqifka Mucaaradka Ku Mideysan Madasha Samatabixinta ee  Ku aadan Aqoonsiga Somaliland .
26/12/2025

DEG DEG:Mowqifka Mucaaradka Ku Mideysan Madasha Samatabixinta ee Ku aadan Aqoonsiga Somaliland .

MW H**e Farmaajo oo Ka Hadlay Aqoonsiga Somaliland Ee Isr,iil Ayaa Yiri  “Sharciga caalamiga ah wuxuu ku waajibinayaa Is...
26/12/2025

MW H**e Farmaajo oo Ka Hadlay Aqoonsiga Somaliland Ee Isr,iil Ayaa Yiri “Sharciga caalamiga ah wuxuu ku waajibinayaa Israa’iil inay u hoggaansanto, ayna ixtiraamto midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sheegashada aqqoonsiga qayb ka mid ah Soomaaliya waa jebin iyo xad gudub ka dhan ah sharcigaas caalamiga ah. Mamaamulka Somaliland waa qayb ka mid ah Soomaaliya, shacabka Soomaaliyeedna si dhab ah ayay ugu mideysan yihiin difaaca madax-bannaanidooda iyo qaranimadooda.”

26/12/2025

Xildhiban C/raxman C shakur"Somaliland Waa La Aqoonsanayaa,Waana Dad Si Walba Loo Dhibaateyay"

Sidee u aragtaa aqoonsiga 1sraa'!!l ee Maamulka Somaliland?
26/12/2025

Sidee u aragtaa aqoonsiga 1sraa'!!l ee Maamulka Somaliland?

DEG DEG: Dowladdaha Jabuuti, Masar iyo Turkiga oo wada-hadal taleefoonka La yeeshey Dowlada  Federaalka ayaa ka hor yimi...
26/12/2025

DEG DEG: Dowladdaha Jabuuti, Masar iyo Turkiga oo wada-hadal taleefoonka La yeeshey Dowlada Federaalka ayaa ka hor yimid aqoonsiga Israaiil ay siisey Somaliland,

Waxaana ay Balanqaadeen in ay difaacayaan midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

DEG DEG:isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Somaliland, Maxaa Laga Fili Karaa in ay uga Jawaabo Villa Somalia Wa...
26/12/2025

DEG DEG:isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Somaliland, Maxaa Laga Fili Karaa in ay uga Jawaabo Villa Somalia Warkan ka Soo Yeeray Is'iil?

DEG DEG:Ilo wareedyo xogogaal ah oo  ku dhow Madaxtooyada Somaliland ayaa Sheegaya in ay Isra’iil Noqoneyso Dalkii Ugu H...
26/12/2025

DEG DEG:Ilo wareedyo xogogaal ah oo ku dhow Madaxtooyada Somaliland ayaa Sheegaya in ay Isra’iil Noqoneyso Dalkii Ugu H**eyay Ee Aqoonsada Somaliland. Warka la sugayo ee Warbaahinta la isugu yeedhay ayaana ah in la shaaciyo aqoonsiga Telaabiib siisay Somaliland…

26/12/2025

DEG DEG:Maxaa Ka Socda Madaxtooyada Somaliland?+Wafdi Ka Socda Mareykanka oo Tagay Hargeysa...

26/12/2025

"Haddi Wadooyinka xirtaan Maxaa cunaa Qof gaajo hayso sidee wax ku Dooranaa waa in Lacag aad bixisaan"Aragti Shaqsi

25/12/2025

RW Kheyre "Doorasho B**b ah Natiijada Laga Filan Karo in Ay Ka Soo Baxda,Waa Ninkii B**bay in uu Ku Soo Baxo"

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RNN Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RNN Somali TV:

Share

Category