شبكة الدارين

شبكة الدارين ADDUUN & AAKHIRO.

08/12/2025

Munaasabad lagu soo khatimayay Tafsiirka Qur'aanka iyo kutubka suwarka oo akhrintoodu ka socotay masjidul catiiq ayaa lagu qabtay gudaha Masjidka.

06/12/2025

Ziyaaratul Ikhwaan – Jamaacada Faca Weyn ee Reer Sh. Cali Cilmi Yare | 2025.

06/12/2025

Dikri weyne dhafar ah ayaa lagu soo khatimay Siyaarada 1aad ee Hiindey Hilowle oo dhashay Sheekh Rooble Qaasim.

Ziyaaratul Ikhwaan – Jamaacada Faca Weyn ee Reer Sh. Cali Cilmi Yare | 2025
05/12/2025

Ziyaaratul Ikhwaan – Jamaacada Faca Weyn ee Reer Sh. Cali Cilmi Yare | 2025

GEERI NEXDIN LEH:-Waxaa goordhaw Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Macallin Ismaaciil Guure oo kamid ahaa Mac...
05/12/2025

GEERI NEXDIN LEH:-Waxaa goordhaw Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Macallin Ismaaciil Guure oo kamid ahaa Macallimiinta Soomaaliyeed.

Macallinka ayaa in mudda ah ku howlanaa inuu dadka baro Qur'aanka kariimka sidoo kale waxa uu ahaa ahlu salaad kamid ahaa Jamaacada safadka h**e Saalladda kaga oogo Masjidka Macallin Dhiblaawe

Allaha u naxariisto.

04/12/2025

QARBAX&XUSKA HIINDEY:-Culimo,xer iyo bulshadii ugu badneed oo kusii qulqulayo Deegaanka Qarbax oo Balcad hoostaga iyo banaanbaxa Siyaarada 1aad ee Hiindey Hilowe oo lagu qabtay halkaas.

30/11/2025

Siyaarada 1aad ee Hooyo Madiino Hilowle oo dhashay Sheekh Rooble Xaaji Qaasim ayaa ka billaabatay deegaanka Qarbax oo hoostaga Degmada Balcad.

28/11/2025

Ardayda wax ka barata Masjid Ataqwa wal-Culuum ee xaafadda Ceel-Xaraar, deg. Daaru-Salaam, ayaa soo bandhigay kutubada kala ah Cimriidi iyo Caqiidatu Cawaam
waxaana lagu weydiiyay su’aalo xiise leh.

28/11/2025

Xagee Ayuu Maraayaa Masjidu Saalixiin Muxuusa Ubaahan Yahay Maxaadsa Kudarsan Kartaa Masa Kamid Tahay Intii Horay Wax Ugu darsatay??

26/11/2025

Waa salaad aan badanaa la dukan — laakiin ajarkeeda waa mid la yaab leh oo
xitaa hal mar noloshaada haddii aad dukato Kugu filan.

Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin.

23/11/2025

Siyaarada 49aad ee Sheekh Cusmaan Maxamed Xalane iyo owlaadiisa ayaa lagu qabtay Degmada Dharkeynley.

23/11/2025

Sheekh Saciid Xuseen Guuleed oo Masjidka Xaaji Muxudiin ka billaabay akhrinta Minhaajka oo ay ka faa'iideysanayaan Xerta iyo dadka deegaanka.

Address

Londom
London
SW112SG

Telephone

+252613870499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when شبكة الدارين posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to شبكة الدارين:

Share