16/05/2023
Guddoomiye maxamuud macalin oo u mahadceliyay safaarada Dowlada imaaraad-ka Carabta ee Soomaaliya.
Guddoomiyaha Hayβadda Maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kaga mahadceliyay safaarada imaaraad-ka carabta oo gacan ka geysatay gaarsiinta raashin loo daabulaayo dadka ay saameeyeen fataahada Beledweyne.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa noqonaysa dawladdii ugu horeysay ee Kaalin mug leh ka qaadata gaarsiinta gargaarka deg deg ah dadka ay saamaysay fataahadaha wabiga shabelle ee Gobolka Hiiraan.
Hayβadda SoDMA ayaa gaargaarkii ugu badnaa u daabuleyso magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.
Fatahaadaha Beledweyne ayaa sababay barakaca dad ka badan 2,45000.