Abdulkadir Abdi

Abdulkadir Abdi Somali journalist, Security analysts investigator,social Activist & Political analysis, Based

04/06/2025

David Coonte waa raferee H**e Horyaalka England primier League Hadana waa Darawal Delevery

Waxaan Hubaa  inuu ka  soo qayb qaatay  dowlad dhiska soomalia    Hada  wali  ku dhax jiro   Markaan waxa  uu u  tartami...
03/06/2025

Waxaan Hubaa inuu ka soo qayb qaatay dowlad dhiska soomalia Hada wali ku dhax jiro Markaan waxa uu u tartami doonaa madaxweyna Somaalia

27/05/2025

Dadkii loo Malayay Wariyaasha ayaa Dhaafi wayay Wellcome Somalia Legends Maa wax la barto Mohamed Jeilani Arintaan Kwr Hee Sxb Mohamed Baryare

26/05/2025
Osoble  waxaa  ku  hadshay  waa  wax dhici  karro  madaxweyne
26/05/2025

Osoble waxaa ku hadshay waa wax dhici karro madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si aan gambasho lahayn u dhaliilay dowladda Imaaraadka Ca...
25/05/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si aan gambasho lahayn u dhaliilay dowladda Imaaraadka Carabta, isaga oo ku eedeeyay in ay maalgashiga baaxadda leh ee ay ka wadaan qaaradda Afrika ay tahay xeelad ay ku ballaadhinayaan awooddooda ciidan.

Wareysi uu dhawaan siiyay Idaacadda Faransiiska ee Radio France Internationale (RFI) ayuu Madaxweyne Geelle ku tilmaamay olalaha maalgashi ee ay ku kaceysa $110 bilyan oo ay Imaaraadku ka wadaan Afrika “xeelad istiraatiiji ah” oo lagu horumarinayo dano ciidan oo daboolan.

“Imaaraadku waa kuwo si qoto dheer u wiiqaya xasiloonida gobolka,” ayuu yiri Madaxweyne Geelle.

Hadalka Madaxweyne Geelle waxa uu muujinayaa cabsi isa soo taraysa oo ku aaddan sida maalgashiyada shisheeye, gaar ahaan kuwa lagu sameeyo kaabeyaasha muhiimka ah sida dekedaha, isgaarsiinta iyo adeegyada saadka, ay u wataan dano ciidan oo khatar gelin kara madax-bannaanida iyo xasilloonida waddamada Afrika.

“Ma aha oo keliya in maalgashiyadani yihiin ganacsi; waa kuwo si aad ah ugu lammaan ujeeddooyin ciidan oo khatar ku ah madax-bannaanida quruumaha Afrika,” ayuu intaas ku daray.

Madaxweyne Geelle ayaa sidoo kale shaaciyay in dalkiisu uu horay u diiday codsi uga yimid Imaaraadka Carabta oo doonayay in ay saldhig ciidan ka furtaan gudaha Jabuuti. Ka dib diidmadaas, ayuu sheegay, Imaaraadku waxay u leexdeen dalalka dariska ah si ay u helaan meel ay ka dhistaan saldhigyo istiraatiiji ah oo ku dhow marin-biyoodka muhiimka ah ee caalamiga ah.

Imaaraadka Carabta ayaa hadda si toos ah xidhiidh ula leh maamulada Puntland, Jubbaland iyo Soomailand, halka xidhiidhka ay la leeyihiin dowladda dhexe ee Federaalkuna hadda yahay mid aad u hooseeya.

26/04/2024

Horaa waxaa loo yiri Barasho u yello geedkaa Cuskan doontid !!!!!!!!!!

Intee Raacnaa  Markaa NGO Madax  ka tahay sidaan oo kalle  ayaa  dhacayso       War Dowladnimada  sida  u dhaama
21/04/2024

Intee Raacnaa Markaa NGO Madax ka tahay sidaan oo kalle ayaa dhacayso War Dowladnimada sida u dhaama

Caawa  maxaa  Hellay  Arsinal    Farhan Ali Halane   Mohamed Abdi Mudey    Abdifitah Wehliye       Dahir Barale        S...
14/04/2024

Caawa maxaa Hellay Arsinal
Farhan Ali Halane Mohamed Abdi Mudey Abdifitah Wehliye Dahir Barale Said Dirie Abdiaziz Golfyare Kofi Adam War caawa Waad jabteen Horyaal ka quusta

Eid Mubarak dhamaan Family iyo Freindsتقبل الله منا و منكم صالح الأعمال
10/04/2024

Eid Mubarak dhamaan Family iyo Freinds
تقبل الله منا و منكم صالح الأعمال

Kuleelka  Magaalada  Mogadishu  33 Degree  bal  Nooga  waran  magalada  aad  joogto
27/03/2024

Kuleelka Magaalada Mogadishu 33 Degree bal Nooga waran magalada aad joogto

23/03/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون

Allaha u naxariisto, Walaallkeen Liibaan Golcad bil Ramadaan , dambigiisa Allaha dhaafo’ qabriga Allaha u waasiciyo, eheladii iyo and qaraabadii uu ka baxana sabar iyo iimaan Allaha kasiiyo.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulkadir Abdi:

Share