Rajo Television Network

Rajo Television Network Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rajo Television Network, TV Network, 18 The Limes Avenue, London.

15/10/2023

Maxaad ka Ogtahay Nolosha Aas Aasaha Ururka Xamaas ee loo taagta wayey?

14/09/2023

Shirka Golaha Wasiirada XFS Oo maanta looga hadlay dagaalka looga soo horjeedo kooxda AS.

14/09/2023

Suldaan Tawane “Waxaan taageereynaa qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland ee lagu qabtay Addis-Ababa”

14/09/2023

Garaad Wiil Waal oo sheegay in la dhisidoono Maamul ka madax-bannaan Jubaland, Beel walbana looga baahanyahay in diyaariyaan 400 oo ciidan ah si looga xoreeyo Axmed Madoobe”.

14/09/2023

Xildhibaan Boot oo labo fariin oo adag u kala diray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe.

14/09/2023

Wasiir Indha-Geelle
“Axmed Madoobe oo Madaxweynaha dalka ammaanayo waa arin yaab ah oo ku tusineysa in uu tabarbeelay”..

14/09/2023

Nabadoon Ibraahim Nuur Cabdi “Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ka dalbaneyna in uu naga qabto Axmed Madoobe”.

13/09/2023

QODOBADA WARKA CAAWA RTN TV 13-09-2023

13/09/2023

“Sanadkaan waa waqtigii ugu fiicna oo horumar wanaagsan laga sameeyay dalxiiska Soomaaliya, dadka moodo arrimahaan dhallanteed waxaan leeyahay update maahan ee waqtiga la jaanqaada”.

Agaasimaha Dalxiiska Gobolka BANAADIR
Feysal Cabdullaahi Maxamuud

13/09/2023

XAFLADDA XIRITAANKA MAALINTA DALXIISKA SOOMAALIYEED

13/09/2023

“Wadankeenna waa kan ugu cimilada fiican, waana sababta ay u daneynayaan Dunida”.

Wasiir K/Xigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Saalax Shariif Sayid Cali

13/09/2023

“Waxaan dhawaan soo gabagabeynay daraasad cilmiyeysan oo ku saabsan soo nooleynta dalxiiska Soomaaliya”. Wasiir Daa’uud Aweys.

Address

18 The Limes Avenue
London
N111RG

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Television Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rajo Television Network:

Share

Category