09/06/2026
Xildhibaan Abdishakur Ali Mire oo kamid ah xisbiga Farmaajo ee Nabad iyo Nolol ayaa si adag uga horyimid in masiirka dalka ay isku koobaan mucaaradka Hawiye oo gorgortan kula jira MW Xasan Sheekh iyo shirar Beesha Caalamka, xilli ay maqantahay matalaadda MW Farmaajo.