XAGAL MEDIA

XAGAL MEDIA Video Production, Social Media Marketing, logo and Poster Design. Nagala soo xidhiidh: 0638000881

24/12/2025

Daariq Travel Agency oo Hotel Bader ku qabatay kulan isbarasho & wacyigelin muctamariinta kooxda 10-aad ee u baxaya Cumrada.

  Hanbalyo Meher Wacan Cabdiraxmaan maxamed cabdilhi Iyo Xamda  Ibraahin aadan
20/12/2025

Hanbalyo Meher Wacan Cabdiraxmaan maxamed cabdilhi Iyo Xamda Ibraahin aadan

๐ŸŽ‰ Sawiro Q 2aad _Xafladda soo dhawaynta ardayda cusub ee kal-jaamacadeedka 2025 - 2026.
20/12/2025

๐ŸŽ‰ Sawiro Q 2aad _Xafladda soo dhawaynta ardayda cusub ee kal-jaamacadeedka 2025 - 2026.

๐ŸŽ‰ Sawiro Q 1aad .Xafladda soo dhawaynta ardayda cusub ee kal-jaamacadeedka 2025 - 2026.
20/12/2025

๐ŸŽ‰ Sawiro Q 1aad .Xafladda soo dhawaynta ardayda cusub ee kal-jaamacadeedka 2025 - 2026.

19/12/2025

Markasta Alle Naxariistiisa rajee||Sheekh Maxamed Ibraahim

18/12/2025

๐’๐š๐ง๐š๐ ๐–๐š๐ฅ๐›๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐‰๐š๐›๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐–๐š๐š ๐‚๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ..."Suldaan Maxamed Case"

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‰๐ฌ๐ฅ ๐Ž๐จ ๐๐š๐š๐ช ๐๐š๐›๐š๐๐ž๐ž๐ ๐” ๐ƒ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐€๐ฐ๐๐š๐ฅ ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ฅ.Madaxweyne Ku-xigeenka J...
18/12/2025

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‰๐ฌ๐ฅ ๐Ž๐จ ๐๐š๐š๐ช ๐๐š๐›๐š๐๐ž๐ž๐ ๐” ๐ƒ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐€๐ฐ๐๐š๐ฅ ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ฅ.

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Wada Dega Gobollada Awdal Iyo Salal, Isaga Oo Ku Boorriyey Inay Ilaashadaan Nabadda, Wada Noolaanshaha Iyo Xasilloonida.

Madaxweyne Ku-xigeenka Ayaa Sheegay In Beelahaasi Ay Yihiin Kuwo Xidhiidh Dhow Wadaaga, Sida Inan Iyo Abti, Sodog Iyo Seedi, Xidid Iyo Xigaal, Isla Markaana Aanay Jirin Wax Faaโ€™iido Ah Oo Colaadi Keento. Waxa Uu Xusay In Colaadda Laga Dhaxlo Oo Keliya Guryo Dumay, Barakac, Goblan Iyo Agoonimo.

Isaga Oo Ka Hadlayay Shaqaaqadii Dhawaan Ka Dhacday Boorama, Madaxweyne Ku-xigeenku Waxa Uu Tacsi U Diray Qoysaskii Dadkoodu Ku Geeriyoodeen Dhacdadaas Sidoo Kale Waxa Uu Alle Uga Baryey Inta Ku Dhaawacantay In Uu Siiyo Caafimaad Degdeg Ah.

Madaxweyne Ku-xigeenku Waxa Uu Sheegay In Dhacdooyinkan Cashar Laga Barto, Isla Markaana Qof Walba Lagala Xisaabtami Doono Wixii Dhacay. Waxa Uu Ugu Dambayn Bulshada Ugu Baaqay Inay Alle Ka Baqaan, Kana Shaqeeyaan Nabad Waarta, Maadaama Nabaddu Tahay Saldhigga Horumarka Iyo Wada Noolaanshaha Ummadda.

Si aad wakhtigaaga uga faa'iidaysato sanadkan 2026, raac qodobadan muhiimka ah ee ku caawinaya maareynta noloshaada:Deji...
18/12/2025

Si aad wakhtigaaga uga faa'iidaysato sanadkan 2026, raac qodobadan muhiimka ah ee ku caawinaya maareynta noloshaada:

Deji Hadafyo Cad (Set Goals): Aqoonso waxyaabaha aad rabto inaad gaarto toddobaadkan ama bishan. Hadaf la'aani waxay keentaa in wakhtigu kaa lumo adigoon waxba qabsan.

Samee Jadwal Maalinle ah (Create a Schedule): Habeenkii intaadan seexan qorshee shaqooyinka aad qabanayso maalinta xigta. Isticmaal buug-yaraha ama abka taleefanka si aad u taxdo howlahaaga.

Kala mudnaansii Howlaha (Prioritization): U kala qaybi shaqooyinkaaga kuwa degdeg ah oo muhiim ah iyo kuwa dib loo dhigi karo. Markasta ku billow shaqada ugu muhiimsan.

Ka Fogow Waxyaabaha Wakhtiga Dila (Avoid Distractions): Iska yaree wakhtiga aad ku bixiso baraha bulshada ee aan waxtarka lahayn.

Baro "Maya" inaad Dhahdo: Ha aqbalin casuumad ama shaqo kasta oo aan ku kordhinayn hadafkaaga ama aqoontaada si aad u ilaaliso wakhtigaaga qaaliga ah.
Baro Xirfado Cusub: Isticmaal wakhtiga firaaqada ah inaad kor u qaaddo aqoontaada. Waxaad ka heli kartaa casharro waxtar leh bogagga waxbarashada sida Coursera ama Khan Academy.

Nasasho ku filan qaado: Wakhti u qoondee nasashada iyo hurdada si maskaxdaadu u hesho firfircooni ay ku qabato shaqooyinka xiga.

Malab saafiya oo dabiici ah. Deegaanka hawdkana ay daaqday Shinnidu.
17/12/2025

Malab saafiya oo dabiici ah. Deegaanka hawdkana ay daaqday Shinnidu.

Masaafada u dhexeysa Makkah al-Mukarramah iyo Madiinah al-Munawwarah waxay ku dhowdahay 410 kiiloomitir. Maanta, masaafa...
17/12/2025

Masaafada u dhexeysa Makkah al-Mukarramah iyo Madiinah al-Munawwarah waxay ku dhowdahay 410 kiiloomitir. Maanta, masaafadan waxaa lagu mari karaa gaadiid casri ah qiyaastii afar saacadood gudahood, haddii la socdo xawaare joogto ah oo ah 80 kiiloomitir saacaddii, iyada oo aan la istaagin.

Laakiin bal ka fiirso weeynida iyo culeyska dhacdada taariikhiga ah ee safarkaas: Rasuulkeenna Muxammad ๏ทบ wuxuu nus masaafadaas ku maray geel, halka nuska kalena uu ku socday lugihiisa sharafta leh.

Safarkan wuxuu dhacay xilli kulayl daran, wuxuuna ku qaatay siddeed maalmood oo xiriir ah, waxaana wehel u ahaa saaxiibkiisii daacadda ahaa Abuu Bakr as-Siddiiq (RC).

Ma ahayn safar caadi ah, mana ahayn hijro sahlan;
wuxuu ahaa safar sabar, adkaysi, tawakkul iyo iimaan qoto dheer leh.

Rasuulka ๏ทบ wuxuu watay wixii yar ee uu qaadan karay ee dunida ah, balse wuxuu xambaarsanaa amaanadii ugu weyneyd ee aadanuhu qaado: inuu gaarsiiyo diinta Islaamka si ay noogu soo gaarto maanta iyadoo dhammaystiran, saafi ah, oo aan waxba ka maqnayn.

Rasuulku ๏ทบ waa Nebi run sheegay, addoon Alle uun caabuda, kana fogaa shirkiga iyo dulmiga, una taagnaa caddaalad, naxariis iyo hanuunka.

Haddaba bal ka fiirso allabaryada iyo dhibaatada loo soo maray si aan maanta ugu noolaano hooska Islaamka, annagoo ku sugan nabad, iimaan iyo xasillooni.

Sidaas darteed, aynu badinno saliga iyo salaanta Rasuulkeenna sharafta leh ๏ทบ.
Naxariis iyo nabadgalyo dhamaystiran ha ahaato korkiisa.

Ugu dambeyntii, haddii aad jeceshahay dhacdooyinka cajiibka ah ee taariikh nololeedka Nebigeenna ๏ทบ iyo qoraallada diiniga ah ee xusuusta iyo iimaanka xoojiya,

follow saar page-ka.. ๐Ÿซกโค๏ธ

Sawiro Meherka Cabdiqani Daahir iyo Qadan Deeq Beddel.
15/12/2025

Sawiro Meherka Cabdiqani Daahir iyo Qadan Deeq Beddel.

15/12/2025

Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun

Address

46 Thornaby Gardens
London

Telephone

+252636994999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAGAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XAGAL MEDIA:

Share