SMS Somali TV

SMS Somali TV Ku soo dhawoow Telefashinka Caalamiga ah ee Somali Media Service Telefashinka adeega warbaahinta SO
(2)

24/12/2025

Egn.Maxamuud Khaliif Jebiye gudoomiyaha urur Siyaasadeedka Sincad oo kahadlay arimaha doorashooyinka.

24/12/2025

DEG-DEG:Shacabka ku nool Muqdisho oo caawa muujinaya farxad iyo rejo weyn, iyagoo si weyn u hadal haya doorashada taariikhiga ah ee la filayo inay berrito ka qabsoonto caasimadda.

24/12/2025

Daawo farriin afka Maayga oo uu Xoghaye Ku-xigeenka Ururka JSP Md. Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud u diray taageeraayasha Ururka ee Gobolka Banaadir.

24/12/2025

TOOS:Muqdisho oo Caawa gashay Jawi ka duwan habeenadii soo maray 57 sano ka dib,Hadaba sidee reer Muqdisho ugu diyaar garoween Doorashada Bari dhaceysa ?

24/12/2025

TOOS:Caawa iyo sida Reer Muqdisho ugu diyaar garoween Doorashada Bari ka dhaceysa degmooyinka gobolka Banaadir.

24/12/2025

Xoghayaha Guud ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Mudane Cabduraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa farriin u diray muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo taageerayaasha Ururka, isaga oo ka hadlay ahmiyadda doorashada isla markaana shacabka ugu baaqay inay si nabdoon u codeeyaan.

24/12/2025

DEG-DEG:Madaxweyne Xasan sheikh oo ka hadlay arrimo Waa weyn sida doorashada Bari dhaceysa.

24/12/2025

Mucaaradka oo qorsheeyay tallaab culus kaddib doorashada berri Muqdisho ka dhaceyso,waa maxay qorshaa ay damacsanyihiin?

Omar Ali Dhiblaawe ayaa ka warramaya.

24/12/2025

Maxaa ka jiro Heshiiska DF iyo Soomaaliland ee Arrinta Khilaafka Maamulka hawada Soomaaliya.?

24/12/2025

Madasha mucaaradka oo ka horyimid doorashada gollaha deegaanka ee berri ka bilaabanaysa Muqdisho, Senator Dubbe oo ka hadlay arrinata Evise oo mamaulka Somaliland uu aad uga cawday & Soomaaliya oo markii ugu horeysay Madxweyne ka noqoneyso Golaha Amaanka Ee QM.

TOOS:-Barnaamijka Maxaa cusub 24/12/2025

24/12/2025

Sidee ayey bulshada Soomaaliyeed uga falceliyeen go’aanka uu Madaxweyne Xasan ku aqbalay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la yeesho mucaaradka.

24/12/2025

Guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay tirada rasmiga ah ee maalinta berri ah ka qeyb qaadan doonta codeynta ka dhaceysa Gobolka Banaadir.

Address

20-22 Wenlock Road
London
447

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SMS Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SMS Somali TV:

Share

Category