Abwaan Taatiko

Abwaan Taatiko Bulshooy soo dhowaada bal
(1)

Bishaar Cabdi Jeyte ayaa lagu magacaabaa, miyirka ayuu ka xanuusanyahay shalay ilaa hadda waa la la’yahay. Rer Beledweyn...
26/09/2025

Bishaar Cabdi Jeyte ayaa lagu magacaabaa, miyirka ayuu ka xanuusanyahay shalay ilaa hadda waa la la’yahay. Rer Beledweyne fadlan ciddii aragtay telkaan ha la xiriirto : 0615100796

26/09/2025

Waa tusaalaha muuqda ee hufnaanta dhallinyarada caabboon👏👏
Abwaan Taatiko

26/09/2025

Siyaasiyiintu waa wada Danley, Danta guud ee shacabka an dan ka laheyn, balse waa in….
Sii gudbi 👉Abwaan Taatiko

25/09/2025

Shukri Caabi Cabdiyeey daanka qoriga la saartay bes hanoo sheegine geesigii ku qaaday ee gaashaanka kaa dhigtay noo sheeg adigoo 75 kg ah aan ogaannee😁

Guddoomiyaha macnawiga ah ee Tardo Garma Gaaxshe ayaa isoo wacay📞wuxuu i dhahay been ayaad sheegtay ee ninka Shabaabka a...
25/09/2025

Guddoomiyaha macnawiga ah ee Tardo Garma Gaaxshe ayaa isoo wacay📞wuxuu i dhahay been ayaad sheegtay ee ninka Shabaabka ah feer ayaa qoriga looga qaatay ee toorrey ma aheyn, anne waxan dhahay war sxbow toorreydii ayeyba dadkii aamini la’yihiine feer sidaan ugu sheegaa?😁
Warbal ogaada qoriga feer ayaa lugu qaatay wiil Tardo unbaana samey karo😃

25/09/2025

Dhacdo cajiib ah: Horjooge UGUS ka tirsan oo Tardo toorrey looga qaadatay qori…
Sii gudbi 👉Abwaan Taatiko

25/09/2025

Ficilkii shalay muxuu ku fasiray Raisul wasaare Xamse.

Gabadhaan waa wariye Shukri Caabbi, waxay la socotay madaxdii mucaaradka ee shalay saldhigga Wardhiigley tegay, markii a...
25/09/2025

Gabadhaan waa wariye Shukri Caabbi, waxay la socotay madaxdii mucaaradka ee shalay saldhigga Wardhiigley tegay, markii ay xabbaddu billaabatay mid madaxdii kamid ah ayaa labada garab inta qabtay gaashaan cml xabbaddii isaga dhigay, waxay sheegtay iney dhowr daqiiqo cageheedu ciidda ka maqnaayeen oo lala ordaaye dhowr rasaas ah oo leysaga dhigayna ilaahey ka badbaadiyey.
Shukriyey ilaahey hakuu dhib dhaamo wax waa aragtay shalee😁

25/09/2025

Xamdi Bilan iyo Kubciye xafladdii xisbiga waa shideen🔥

25/09/2025

sh Sharif iyo kooxdiisa mucaaradka ayuu ka dhaansaday -guddomiye xigeenka xisbiga Badbaado Bulsho xildhibaan Axmed Saney, xalkana Badbaado Bulsho in lagu biiro ayuu …

24/09/2025

Guddoomiyaha xisbiga Badbaado Bulsho Cabdifatax Xasan Afrax ayaa furitaanka xisbiga khudbad taariikhi ah ka jeediyey, bulshadana ka codsaday…

24/09/2025

Xamar laaban meyso insha Allah, xisbiga Badbaado Bulsho oo galabta lagu dhawaaqayo ayey bulshadu si weyn ugusoo bexeen.

Address

London

Telephone

+252618574007

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Taatiko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share