Fatima Abdullahi

Fatima Abdullahi Film production, actor, producer

31/10/2024

sida dhabta ah naag qalbi wanagsan mar walba waxay heshaa nin aan qadarin.😭😭 RUN/BEEN?
Waa maxay sababta ay sidaas tahay???????

24/10/2024

Senza supervisione, le persone faranno ciò che vogliono, soprattutto ignorando o infrangendo le regole

20/10/2024

Maxaa keeni kara in walaalaha is nacaan 😥😡 🫂?

03/10/2024

Waa maxay cabsidaada ugu weyn ee noloshaada?!
Aniga waxaan aad uga cabsadaa qaybta comment ga😂😂

16/09/2024

Mushaharkaas yar ee aad soo shaqeeysatay ayaa ka wanaagsan inaad qof ka sugto lacag.
Ku faan dhaq-dhaqaaqaaga🥰

28/08/2024

Dumarka qaar ma gartaan in nimcooyinkoodu ay ku xiran tahay farxadda nimankooda😳

26/08/2024

Ilmaha la tababbaray waa falaarta gacmahaaga ku jirta, laakiin ilmaha aan la tababbarin waa falaarta wadnahaaga lagu beegsanayo.
Run mise Been?!!

26/08/2024

Rooti 🍞 iyo shidaalka ⛽ ayaa ku tartamaya tartanka qiimaha kordhinta😃

26/08/2024

Bal qiyaas haddii ilmahaagu u dhaqmo
Sida adiga oo kale,
Ma nabad qabtaa mise weey kuu dhammaatay.
🙆🤣😂

26/08/2024

Gabadhaas quruxda badan ee aad u qushuucsan tahay ayaa u qurux badan sababtu waa ninkeedu sidaada oo kale bakhaylin maahan.

25/08/2024

Dumarka waa inay nodaan sida balanbaalista oo kale qurux badan weey adagtaay sida loo qabto😂

24/08/2024

Iska ilow dhamaan dhaldhalaalka baraha bulshada!!!badankeen 5k xitaa kuma jirto akoonkeena 😂👌🙄

Address

London
W86NJ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatima Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share